26/08/2026
Marka uu maamulka dugsigu fududaado, macallinku wuxuu waqti badan u helaa waxbaridda, ardayguna wuxuu helaa adeeg wanaagsan.
๐๐๐ซ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ ma ahan ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ oo kaliya waa lammaanaha iskuulada doonaya horumar joogta ah.