26/05/2024
Fadlan si aad uga soo gaybgasho tababarka caawa riix link hoose ku qoran marka la gaaro 8:00PM ama sideeda fiidnimo. Ha laga faa'iideysto tababarkan:
Statistical Literacy for Healthcare Professionals: Critiquing Medical Research
Sunday, May 26 Β· 8:00 β 10:00pm
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/pxx-bbwa-jmh
Falkiye Consulting waaxdeedada tababarada waxay qabanaysaa Webinar ku saabsan aqoonta cilmibaadhista iyo istatistikada caafimaadka. Waxan bulshada Soomaaliyeed ugu bushaareynaynaa in ay kasoo qaybgalaan tababarkaas oo dhici doona habeenka Axaddu sii baxayso ee isniintu soo galayso 26/05/2024, oo lagu qaban doono hab-fogaan arag ah. Fadlan guji link hoos ku qoran.
Statistical Literacy for Healthcare Professionals: Critiquing Medical Research
Sunday, May 26 Β· 8:00 β 10:00pm
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/pxx-bbwa-jmh