Smart Consultancy Firm

Smart Consultancy Firm Smart Consultancy Firm, Research & Skills Training Center, Mogadishu,Somalia

Today is  💧 2.1 billion people lack safe water at home, putting them at risk of:CholeraDiarrhoeaDysenteryHepatitis ATyph...
22/03/2019

Today is 💧

2.1 billion people lack safe water at home, putting them at risk of:
Cholera
Diarrhoea
Dysentery
Hepatitis A
Typhoid
Polio


https://t.co/WF3wlxNNJe https://t.co/MogLeXz318

WHO fact sheet on water: key facts, access to water, water and health

27/03/2018

...... .....

Smart Consultancy Firm waxay bilaabeysaa Koorsooyin Cusub waxaana ka mid ah :

1. Research Methodology

2. SPSS Tools

3. Report Writing Skills

Hadaba si aad uhesho faahfaahin dheeri ah fadlan la soo xiriir :::
Tel: 617050936 ama 616999790 ama E-mail: [email protected]

Booqo Xarunta Smart Consultancy Firm oo ku taalla Degmada Hodon KPP Agagaarka Jamaacadda Salaam .

FG: Isqorista waa ay socotaa ee yaa lagaa buuxinin ee horay ugaar Smart Consultancy Firm.

Mahadsanid

  oo ay taariikhdu ku beegneyd 25 ta March 2018 waxaa ka qalinjinbiyey Xarunta Cilmibaarista iyo Tababarada ee Smart Con...
25/03/2018

oo ay taariikhdu ku beegneyd 25 ta March 2018 waxaa ka qalinjinbiyey Xarunta Cilmibaarista iyo Tababarada ee Smart Consultancy Firm dufcaddii ugu horreysay oo dhammeysata koorsooyin kala duwan sida Research Methodology and Data Analysis Software packages , Reposrt Writing iyo Koorsooyin kale .

Xafladda waxaa hadalo kookooban ka soo jeediyey maamulka iyo macallimiinta Smart Consultancy Firm waxayna ku booreeyeen Ardayda inay kobciyaan xirfadooda aqooneed sidoo kale waxaa hadalo ka soo jeediyey xafladda qaar ka kamid ah ardaydii maanta ka qalinjibisay Xarunta Cilmibaarista iyo Tababarada ee Smart Consultancy Firm waxayna u mahadceliyeen maamulka iyo Macallimiinta oo door muhiim ah ka ciyaaray inay ardaydaan bartaan xirfado ay ku shaqeysan karaan.

Ugu dambeyntii xafladda waxaa ay ku soo gabagabowday si wanaagsan.

Smart Comsultancy Firm waa halka aad ka heli kartid Xirfad iyo Aqoon aad ku shaqeysan karto, ka mid noqo bahda Smart consultancy Firm.

Muqdishu-Soomaaliya
Mahadsanid

Abdinasir Abdi Hassan Sa'id Moh'ed Abdi Mudalib Hussein Mohamed Mohamud Afrah Abdiwali Abdulle Idman AG Hassan Ali Hassan Ahmed Elmi

Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo XirfadSoo booqo Xafiiskeena oo ku yaala Degmada Hodon KPP , ...
18/03/2018

Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo Xirfad

Soo booqo Xafiiskeena oo ku yaala Degmada Hodon KPP , Agagaarka Jaamacadda Salaam.

Saar Page ka Smart Consultancy Firm si aad ula soco waxaa aan soo gudbinayno.

Tel: 617050936/616999790

.G: Isqorista waa ay socotaa ee ha moogaanin.

Mahadsanid

Ma Dooneysaa inaad noqoto cilmi baare awood u leh inuu cilmi baaris sameeyo?  Sidoo kale ma jeclaanlahayd inaad yeelato ...
13/03/2018

Ma Dooneysaa inaad noqoto cilmi baare awood u leh inuu cilmi baaris sameeyo? Sidoo kale ma jeclaanlahayd inaad yeelato xirfado kala duwan oo aad ku shaqeynsan karto?

Hadaba haddii ay jawaabtaado haa ay tahay fadlan horay u gaar Smart Consultancy Firm.

Xarunta Waxa ay kutalaa Degmada Hodon KPP, Agagaarka Jaamacadda Salaam

Tel: 617050936/616999790
.G: Isqorista waa ay socotaa ee ha moogaanin

Mahadsanid

Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo XirfadNa  Soo booqo, Xafiiskeena wuxuu ku yaalaa Degmada Hod...
05/03/2018

Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo Xirfad

Na Soo booqo, Xafiiskeena wuxuu ku yaalaa Degmada Hodon KPP , Agagaarka Jaamacadda Salaam.

Saar Page ka Smart Consultancy Firm si aad ula soco waxaa aan soo gudbinayno.

Mahadsanid

Beri waxaa bilaabanaya Seminarkii aan horay idinku sheegay oo Cinwaankiisu yhay:  "Design Thinking and Entrepreneurship ...
28/02/2018

Beri waxaa bilaabanaya Seminarkii aan horay idinku sheegay oo Cinwaankiisu yhay:

"Design Thinking and Entrepreneurship For Poultry Production and Management. "



$5

Date:01 March 2018 Khamiis 2:30 pm ilaa 4:00 pm Galabnimo

Date:02 March 2018 Jimco 8:30 am ilaa 11:30 am Subaxnimo

Venue: Smart Consultancy Firm

Hadaba wali Isqorista waa ay socotaa ee iska diiwaan geli Telephone kaan 617050936/616999790 ama horay ugaar xarunteena oo Ku taala agagaarka Jaamacadda Salaam KPP , Degmada Hodon Muqdishu.

Ka soo qeybgalkaagu waa inoo muhiim Fadlan Ka Faaideyso Seminar kaan
Mahadsanid

Address

KPP, Hodon District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 23:00
Tuesday 06:00 - 23:00
Wednesday 06:00 - 23:00
Thursday 06:00 - 23:00
Friday 06:00 - 23:00
Saturday 06:00 - 23:00
Sunday 06:00 - 23:00

Telephone

617050936

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Consultancy Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share