Waafi Real Estate

Waafi Real Estate Waafi Real Estate waa shirkad ka shaqaysa arimaha dhululka Iibinta, Naqshadaynta iyo Kirayntooda.

cid kasta oo arimahaas danaynaysa waxay nagala soo xiriiri kartaa Number WhatsApp ama Call Number 0615989508

Waa markale iyo shirkada waafi real estate waxan idiin haynaa dhulbeec ah oo ku yaala suuqa bakaaraha dhulkaan dhamaanti...
12/02/2023

Waa markale iyo shirkada waafi real estate waxan idiin haynaa dhulbeec ah oo ku yaala suuqa bakaaraha dhulkaan dhamaantiis waa ku kiraysanyahy .

07/02/2023

Waa markale iyo shirkada waafi Real estate oo idiinhayso dhulbeec ah . Oo ku yaala deyniile N.B dhamaan dhulkaanu waa dhul deegaan ah iyo ganacsi aad ka dhiga karto .Fadlan wixii faahfaahina kala xiriir Numberada hoos ku qoran.

30/01/2023

Shirkadda Waafi Real Estate waxa ay kuu rumeynaysaa Riyadaada Dhuleed.

Ka faa'ideyso fursadaha Dhulalka Maalgashiga ee jira hada ⏰. Hadaba waxaan iinahaynaa dhulbeec ah.

Faahfaahinta, kala soo xariir 👇

☎️ 0615989508 | ☎️ +252 629147170

23/01/2023

Waxan dhamaan bulshada somaliyeed La ogaysiinayaa in shirkada waafi real estate ay idiin hayso dhul beec ah oo ku yaala Degmada dayniile dhul kaan waxa uu u dhexeeyaa xafada igadabagay iyo degmada dayniile wuxuna saaranyahy wada jayga. sohdinta xaafada igadabagay. Waana afka h**e ee deegaanka yaan lagaadhamysan ee h**e ugaar nagala soxiriir Numberada hoos ku qoran ama what,s up ka shirkada.

16/01/2023

Waa shirkada waafi real estate. Oo idin ogaysiinaysa dhul beec ah sidaad ugu barateen shirkadu waxay idin haysaa dhul beec ah iyo guryo kiro ah .soodhowaada yaan fursada lagaaga sheekayn ee la soo xariir hoyga iibgaynta iyo iibinta guryaha ee Waafi Real Estate

15/01/2023

Waa shirkada waafi real estate. Oo idin ogaysiinaysa dhul beec ah sidaad ugu barateen shirkadu waxay idin haysaa dhul beec ah iyo guryo kiro ah .soodhowaada yaan fursada lagaaga sheekayn ee la soo xariir hoyga iibgaynta iyo iibinta guryaha ee Waafi Real Estate

Address

Maka Al-Mukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waafi Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share