ZAKO Group

ZAKO Group We have much business portfolio such as; Agri/Vet products, Clothing, and furniture branch. Now we changed to ZAKO Group

We have much business portfolio in the market; main industries are textiles, agrochemicals and veterinary products
We are operating in Mogadishu, Galkaio, Kismayo, Hargeisa, and Wajale markets. Also, we have a branch we sell products like; Pillow, Mosquito Net, Curtains, PVC flooring, and so on

The company brand was known by GALAX until 2021.

Happy 8th Anniversary.
01/11/2023

Happy 8th Anniversary.

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Sanad Guuro wacan bahda Daauus, Tan iyo markii aan la shaqeynay Shirkadda Daauus, waxaan aad ula dhacnay sida hagar la’aanta ah ee ay igu heelan yihiin qancinta macaamiishooda, way ku mahadsan tahay Shirkadda Daauus sida ay nooga caawisay qurxinta iyo dib u habeeynta astaan teena, muuqaalka guud, iskaashiga cajiibka ah iyo sida joogtada ah ee aad nagala shaqeysaan adeeg walba oo aan idinkaga so baahano. Waxa ay ahayd farxad buuxda la shaqaynta kooxda daauus, waxaanan sii xiiseyneynaa iskaashiyo badan oo dhaxmara shirkadda daauus iyo ZAKO Group oo guulo u leh mustaqbalka InshaAllah.
Waxa idin rajaynayna guulo badan iyo joogtayn ta adeegyadiina tayada leh. "

Mohamed Dahir
Managing Director ZAKO Group

03/04/2023

Agrinate 90% SP - *Original VAPCO from Jordan*

Agrinate 90% SP - Beeralaydu waxay u isticmaalaan cayayaan dile.

Waxa kaloo loo isticmaala in lagu sumeeyo Dhurwaaga (Waraabaha), Dawacada iyo Doofaarka.

Tayo iyo Damaanad ugu imoow ZAKO Group

Nagala soo xiriir
[email protected]
Hargeysa - 0638087111
Mogadishu - 0614945575

ZAKO Group
25/03/2023

ZAKO Group

Ivermectin - Oral Drench. Effective Anthelmintic-  Used to treat infections of animals with parasitic worms*Original Fro...
12/03/2023

Ivermectin - Oral Drench.
Effective Anthelmintic- Used to treat infections of animals with parasitic worms

*Original From Jordan*

Vermectine waa daawo loo isticmaalo in xoolaha afka laga siiyo xiliga roobka uusan jirin si loogu tacaalo gooryaanada iyo cayayanada dusha neefka ka saaran.

Tayo iyo Damaanad ugu imoow ZAKO Group -

Nagala soo xiriir

Mogadishu - 0614945575
Hargaysa - 0638086111

VAPCOM - Home Insect KillerVAPCOM- A Multi-Insect SprayVAPCOM - Waa sun disha cayayaanka Guryaha ku nool sida Baranbarad...
31/03/2022

VAPCOM - Home Insect Killer
VAPCOM- A Multi-Insect Spray

VAPCOM - Waa sun disha cayayaanka Guryaha ku nool sida Baranbarada, Tixsiga, Kaneecada iyo qaar kaloo badan.

Nagala so xiriir 0614945575
Mahadsanidiin

Ma rabtaa badeeco tayo leh, ka adeego Shirkadda ZAKO GROUP mar walba, oo ka dhigo dooqaaga koowaad. MahadsanidWaan ku fa...
06/12/2021

Ma rabtaa badeeco tayo leh, ka adeego Shirkadda ZAKO GROUP mar walba, oo ka dhigo dooqaaga koowaad. Mahadsanid

Waan ku faanaa Macaamiisheena.

Eid Mubarak from ZAKO Group to your families!
12/05/2021

Eid Mubarak from ZAKO Group to your families!

27/11/2017

Waxaan Tacsi u dirayna Dhammaan Qaraabadii iyo Eheladdi uu ka geeriyooday Walalkeen Cabdishakuur Cali Cadceed. Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, dambigiisa Allaha Dhaafo, Jannadana Allaha ku abaal mariyo.
Allow u naxariiso.

Address

Zako Building, Near Masjidka Dawada, Bakaro Market, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615630833

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAKO Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ZAKO Group:

Share