08/04/2026
Alhamdulilah maanta waxan qaaday talaabo cusub o muhiim ah waxan si rasmi ah u bilaway safarkayga ganacsi waxan idin keenay MIMI GLOW HAIR OIL 🛍
Tan mahan saliid kaliya ee waa riyo aan muda badan ku riyoonayey oo manta run naqatay.
Waxa iga dhiman dhiirigalintina iyo taageradina mahadsanidin dhamantin 🙏♥️
Saliidan si qaas ah ayaa loo diyaariyey waxana loogu tala galy dhaman nuucyada timaha:
✔️Kobcinta timaha
✔️Jilcinta iyo dhalalka
✔️Jajabka iyo qaleylka
FOLLOW 👇
Noora Store Online