USE24

USE24 USE24 Global management Consulting firm that helping you to be significantly more efficient, effec

USE24 Global management Consultants that helping you to be significantly more efficient, effective and financially profitable our global management consulting services focus on our clients’ most critical issues and opportunities strategy, marketing, organization, operations, technology, transformation, digital, advanced analytics, corporate finance, mergers & acquisitions and sustainability acro

ss all industries and geographies

Our Mission
Help leaders in the commercial, public, and social sectors develop a deeper understanding of the evolution of the global economy and to provide a fact base to help decision making on critical issues

Our Vision
Is to be best leading consulting firm operating worldwide to save you time doing what you like .

24/07/2021

USE24

23/07/2021

USE24 FUND

Kamid noqo bahda use24 oo hel Shaqo carbin  Waxaan kaa caawinaynaa sidii aad ku hormarin lahayd aqoontii iyo xirfadii aa...
12/07/2021

Kamid noqo bahda use24 oo hel Shaqo carbin
Waxaan kaa caawinaynaa sidii aad ku hormarin lahayd aqoontii iyo xirfadii aad soo baratay inagoo ku gayn doono xaruma aad kashaqayso si aad khibrad uga hesho .

Si aad u hesho xugo dheerad ah laxariir

www.use24.org
[email protected]
615344480 / 617219997

Kamid noqo bahda use24 oo hel Aqoon kororsi Waxaan kaa caawinaynaa sidii aad ku noqon lahayd qof hal meel oo loogu soo h...
11/07/2021

Kamid noqo bahda use24 oo hel Aqoon kororsi

Waxaan kaa caawinaynaa sidii aad ku noqon lahayd qof hal meel oo loogu soo hagaago leh yaqaana awoodaha ku kaydsan iyo sidii aw uga faa,iidaysan lahaa lana socda isbadalada ka dhacaayo dunida inagoo xirfadada aqoonayd kor u qaadayno .

USE24 Global Management Consultants waxa ay kugu dhiiri galineysaa in aad si Mug iyo Miisan leh aad u xaqiijiso himilada...
11/07/2021

USE24 Global Management Consultants
waxa ay kugu dhiiri galineysaa in aad si Mug iyo Miisan leh aad u xaqiijiso himiladada.

USE24 waxaa la aas-aasay 25/12/ 2017 , xarunteena 1aad waxa ay kutaal magaalada muqdisho, Degmada Heliwaa agagaarka SOS Hospital .

waxayna sameysay howlo lagu guuleestay oo dhaxal gal ah, sida Hindise Shirkado Ganacsi oo hadda shaqeenaya, Goobo Caafimaad, kuwo Waxbarasho,

waxa ay kor u qaaday oo ay talo Siisay Xarumo Kale oo la daalaa dhacayey Talo Xumo Maamul, Caqabado Suuq geyn, Dhiiro Galin La'aan Shaqaale, Tayo Xumo Agab, waxayna siisay talooyin dhaxal gal u ah kuwaasoo u keenay in ay ka samata baxaan Caqabadaha heestay, waxa ayna sameeyeen Horumaro la taaban karo.

Hadaba kamid noqo bahda use24 oo hel latalin
Latalinta aan bixino waxa ay sigaar ah ula xariirtaa dhanka maamulka iyo maaraynta, waxaa aan ku bixinaa si online /offline oo xarunta la imaanayo inagoo kuu samynayno qorshe dhamaystiran kuna xaqiijin lahayd ahdaaf taada .

waa kuwee?Bangiyada qeyb ka ah hab-maaliyadeedka mideysan.           Somali Bankers Association Dahabshiil Galaxy Intern...
09/07/2021

waa kuwee?
Bangiyada qeyb ka ah hab-maaliyadeedka mideysan.
Somali Bankers Association Dahabshiil Galaxy International Bank Premier Bank Salaam Somali Bank IBS Bank SomBank Amal Bank MyBank Limited

Ogeysiis!Bankiga Dhexe wuxuu dhawaan hirgelin doonaa hab-maaliyadeed mideysan oo bankiyada dalka u fududeynayo inay isla...
07/07/2021

Ogeysiis!
Bankiga Dhexe wuxuu dhawaan hirgelin doonaa hab-maaliyadeed mideysan oo bankiyada dalka u fududeynayo inay isla shaqeeyaan. Waa markii ugu horeysey oo nidaamkaan dalka laga hirgelin doono
waxayna faa’ido u tahay bankiyada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee isticmaala.
Ogeysiis joogta ah maalin kasta halkaan kala socda!

07/07/2021

Fursadaha ka banaan USE24 GLOBAL MANAGEMENT CONSULTANTS

1:Hadii aad ku wanaagsan tahay qorista “Articales / Maqaalo” afsomaali ah oo ka hadlaayo Nabadda ,Caafimaadka , Ganacsiga, Maamulka , Sharciga , tiknoolajiyada , iyo taariikhda .

Waxaan ku haynaa fursad aad si madax banaan ugu shaqysan kartid goob walba oo aad joogtid

2: Hadii aad ku wanaagsan tahay turjumida luuqadaha sida English-ka , Carabiga

Waxaan ku haynaa fursad aad si madax banan nola shaqayn kartid goob walba oo aad joogtid

3:Hadii aad ku wanaagsan tahay samaynta muuqalada motion graphic desing-ka

Waxaan ku haynaa fursad aad si madax banan nola shaqayn kartid goob walba oo aad joogtid

4:Hadii aad ku wanaagsan tahay codaynta maqaalada, Documentary-da

Waxaan ku haynaa fursad aad si madax banan nola shaqayn kartid goob walba oo aad joogtid

5:Hadii aad tahay sawir qaade xirfadle ah

Waxaan ku haynaa fursad aad si madax banan nola shaqayn kartid goob walba oo aad joogtid.

Dhamaan shaqooyinkan maaha kuwo lasoo xaadiraayo xafiis ee waxaad la shaqaynaysaa qaybta cilmi baarista USE24 waxaad kula shaqay naysaa hanan online ah si aad uga mid noqoto link guji

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfYSWtJJIx850YfvVr0WUqMnmGBk5zRlphc2jQxUvA4kdqYsQ/viewform

22/06/2021

Qaybta 6aad Noocyada shirkadaha

Iskaashato
Iskaashatadu waxaa shirkad ay leeyihiin dadka xubnaha ka ah.

Iskaashatada waxaa xubin ka noqon kara hal ilaa dhawr xubnood.

Qof walba oo xubin ah iskaashatada hal cod ayuu ku leeyahay shirarka shirkadda iskaashatada.

Tusaale ahaan deymaha iskaashatadu gasho, xubnaha iskaashatada waxaa xil ka saaran yahay in le'eg hantida ay iskaashada geliyeen oo keliya.

22/06/2021

Qaybta 5aad Noocyada shirkadaha

Shirkad maalgelinteedu dad ka dhaxayso laakiin mas’uuliyadu ay hal qof saaran tahay

Waa shirkad dad shakhsiyaad ah leeyihiin, laakiin waxay shirkadda furan kaga duwan tahay, shirkadda noocan ahi waxay leedahay hal ama dhowr qof oo mas’uuliyadda shirkaddu saaran tahay, waxay kaloo leedahay ugu yaraan hal qof oo shirkadda wax ku leh, laakiin aan cod ka dhiiban arrimaha shirkadda macnaheedu waa qof shirkadda uga tirsan si maalgeliye ahaan ah oo keliya.

22/06/2021

Qaybta 4aad Noocyada shirkadaha

Shirkad furan
Shirkad furan waa shirkadan shakhsiyaadku leeyihiin waxay samaysantaa haddii laba qof ama dad badan ay ku heshiiyaan inay shirkad samaystaan oo ay sameeyaan heshiiska shirkadda oo qoraal ah.

Dadka shirkaddu ka dhaxaysaa way u siman yihiin arrimaha shirkadda oo dhan, si wadajir ah bayna shakhsi ahaan mas’uul uga yihiin go'aamada arrimaha shirkadda ku saabsan, waajibaadka shirkadda saaran iyo deymanka shirkadda lagu leeyahay.

22/06/2021

Qaybta 3aad Noocyada shirkadaha

Shirkad saamiley ah
Shirkad saamileeydu waa nooc shirkadeed ee badanaa la isticmaalo.

Shirkad saamiyeedku waxay ku habboon tahay nooc kasta oo waxqabad ganacsi.

Kaligaa ama saamiley kale ayaad la sameysan kartaa shirkad saamiyeedka.

Awoodda codka ee saamilaha, faa’iidooyinka iyo mas’uuliyadda shirkaddu waxay ku xiran yihiin inta ay dhan yihiin saamiyada uu qofku leeyahay.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615344480

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when USE24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to USE24:

Share