27/08/2024
Somali:
Shirkada TIGAAL consulting oo in muddo ah ka shaqaynaysay qorista iyo xog aruurinta istaratiijiyadda isgaarsiinta iyo dhismaha hay’adaha garsoorka dalka ayaa maanta Muqdisho ku qabatay qoon isweydaarsi lagu ansixinayo istaraatijiyadda isgaarsiinta (communication strategy) ee Garsoorka Soomaaliya.
Hirgalinta istaraatijiyadaan ayaa la rajaynayaa inay wax badan ka badesho fariin gudbinta, jahaynta iyo isku-xirka shacabka iyo hay’adaha garsoorka dalka heer Federaal iyo maamul goboleed.
English:
Today, we held a validation workshop for the Judiciary of Somalia. We presented to the participants a unified, result-oriented, forward-looking, and citizen-centered communication strategy that aims to increase public awareness about the judiciary's mandate, functions, and position within the Federal Structure of the FGS.
With the adoption of the new communications strategy, the Judiciary of Somalia would presumably increase its engagement on matters related to access to justice, rule of law, and service delivery to its wider stakeholders, including but not limited to judges, court staff/registry, investigating agencies, prosecutors, lawyers, prison officials, and other stakeholders, such as court users: litigants, victims, and witnesses, civil society actors, academia, and representatives from the media associations and syndicates.