Sahra Qaasin

Sahra Qaasin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahra Qaasin, Business service, Mogadishu.

02/09/2025

Barnaamijka "Hol oo Hel" Wuu Soo Laabtay!
πŸ•˜ Waqtiga: Isniin & Jimco kasta saacadda 9:00pm
πŸ—“οΈ Bisha: Luuliyo & Agoosto
πŸ’° Abaalmarinta: $5
βœ… Shuruudaha Guuleystaha:
1️⃣ Noqo qofka ugu horreeya ee comment-ka ku bixiya lambarka saxda ah
2️⃣ Ku Like saar postiga
3️⃣ Share garee postiga si public ah
4️⃣ Follow dheh bogga
5️⃣ Qodku hal lambar oo kaliya ayuu qabsan karaa, haduu hal lambar ka badan doorto lambarka h**e ayaa loo tix galinaa
---
🎯 Ka qaybgal, ka jawaab, guuleyso!
πŸ“ La soco barteena:
πŸ”΅ Facebook: Jalaalu Diin Primary And Secondary School
πŸ“ž 611494660 / 615610368

24/01/2025

Maamulka iyo macliminta iyo Aradayda iskulka daarul Madhar oo idin leh jimco mubarak
Lambar qabso oo kugulayso 10dolar
Shuruudaha lambar qabsadaha
1. LikeπŸ‘
2. Share
3. Comment
4. Follow
Nasiib wacan

20/05/2024

Nambar qabso oo ku guuleyso 10$
Shuruudaha
βœ… Page-ka Bilan Modern Aluminum Workshop like saar
βœ… Post-ga Share garee 1 jeer
βœ… Post-ga like saar
βœ…
βœ… Nambar qabso
Waxaan abaalmarin doonaa qofka ugu h**eeya ee si sax ah u buuxiya shuruudaha

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahra Qaasin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share