Dheeh Advertising Agency

Dheeh Advertising Agency Dheeh is a software company that specializes in digital advertising, web & app development.

Saaxiibadda iyo macaamiisheena sharafta leh dib ayaan usoo laabanay. Naga fisha adeegyo cusub iyo kuwii h**e oo hormarsa...
22/09/2022

Saaxiibadda iyo macaamiisheena sharafta leh dib ayaan usoo laabanay. Naga fisha adeegyo cusub iyo kuwii h**e oo hormarsan.

Dheeh Advertising Agency waxey hal goob kuugu kulmisay dhamaan baahidaada xayeysiin.Kaga soo dhex muuqo loolanka ganacsi...
06/02/2020

Dheeh Advertising Agency waxey hal goob kuugu kulmisay dhamaan baahidaada xayeysiin.

Kaga soo dhex muuqo loolanka ganacsi nashqado, muuqaalo, sawiro iyo fariimo xayeysiin oo soo jiidasho leh ood ku kasbaneyso macaamiisha aad dooneyso.

Nasoo soo weydii adeega aad dooneyso adiga oo soo wacaya lambarada kaaga muuqda sawirka.


#

28/01/2020

Jazeera Specialist Hospital waa mid kamid ah isbitaalada bixiya adeegyada caafimaad kuwooda ugu h**eeya uguna casriyeesan gudaha Somalia. Waxaa farxad inoo ah in aan kala shaqeeno Adeegyada Digital Advertising ka ah.

18/01/2020

Muuqaalkani waa muuqaal Short Documentary ah kaasoo eynu ka diyaarinay Mashruucii ugu weynaa ee Shirkada Caanaha iyo Xoolaha ee Beder ey ku beertay Cowska Alfa Alfa Degmada Afgooye.


18/01/2020

Shirkada Caanaha iyo Hilibka ee Beder oo Somalia ka fulisay mashruucii ugu weynaa ee lagu beero cowska Alfa Alfa oo faaido fara badan u leh xoolaha.



The Beder Dairy and Milk Company carried out the largest Alfa Alfa plant project in Somalia that has many benefits for livestock.

Mudo sanad ah dabadeed waxeynu u dabaal dageynaa sanad guuradeena 1 aad.Mudadii aan dhisneyn waxeynu la shaqeynay dhamaa...
06/01/2020

Mudo sanad ah dabadeed waxeynu u dabaal dageynaa sanad guuradeena 1 aad.
Mudadii aan dhisneyn waxeynu la shaqeynay dhamaan qeebaha kala duwan ee ganacsiga sida bilow, dhex dhexaad iyo waa weyn. Waxeynu soo saarnay in kabadan 50 xayeysiin oo heer sare ah marka laga soo tago howlaha kale eynu bulshada u qabanay.



Guushu waxey ka dhalataa wadarta dadaalada qof walba oo kooxda ka tirsan. Dhamaan shaqaalaha, macaamiisha iyo saaxiibada...
01/01/2020

Guushu waxey ka dhalataa wadarta dadaalada qof walba oo kooxda ka tirsan.

Dhamaan shaqaalaha, macaamiisha iyo saaxiibada Dheeh waxeynu leenahay nala dabaaldaga oo nala farxa, sanad guurada 1 aad ee Dheeh - Shirkada Xayeysiimaha Casriga ah 5 ta January 2020 ka.


The achievements of an organization are the results of the combined efforts of every individual.

We are calling all Dheeh's employees, customers and friends to celebrate and share happiness with us for the - Digital Advertising Agency on 5th January 2020.



Sanad wacan oo wanaagsan 2020 dhamaan saaxiibada Dheeh.Waxaan idiin rajeeneynaa in sanadkan aad gaartaan guulo waa weyn....
01/01/2020

Sanad wacan oo wanaagsan 2020 dhamaan saaxiibada Dheeh.
Waxaan idiin rajeeneynaa in sanadkan aad gaartaan guulo waa weyn.

Happy New Year 2020 to all Dheeh's Friends.
We wish you reach greater success in this year.





24/11/2019

Ku ogow muuqaalkan Hogaanka Xayeysiimaha Casriga ah ee Dalka,

Learn more about the leading Advertising Agency in the country,

05/11/2019

Habka bill bixinta fudud ee Shirkada Korontada Beco.
Beco's Electronic Bill Payment...

Dheeh Advertising Agency hogaanka xayeysiinta casriga ah!.

26/09/2019

Shirkada Korontada Beco waxay goor dhow xariga ka jari doontaa mashruuc koronto cadceeda looga dhallinayo.

Dheeh Advertising Agency ayaa si qurux badan usoo soortay muuqalkan Drone ka ah.

Nagala soo xiriir: 0613884224

Address

Taleh Street, Hodan
Mogadishu
DH1995

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617347163

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dheeh Advertising Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dheeh Advertising Agency:

Share