CAF General Trading & Shipping Company

CAF General Trading & Shipping Company CAF Company is a company specialized these works,
Sectors Focused
• Construction
• Delivery & Service

29/12/2024

Allow dalka iyo dadkeena ku manaysto nabad iyo barwaaqo.

15/06/2024

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، ووفقنا لعبادتك وطاعتك، وجعل عيدنا وعيدكم مباركًا.”
“كل عام وأنتم أقرب إلى الله، وأكثر سعادة وفرحًا،
عيد أضحى مبارك.

ماشاءالله
22/07/2023

ماشاءالله

28/06/2023

CIID MUBAARAK
Maamulka iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkadda CAF GENERAL TRADING COMPANY waxa ay halkaan idin kugu soo gudbinayaan Hambalyo Ku aadan Munaasabada ciidul Adxa, kulu caam wa antum bil kheyr, taqabalalaahu minaa wa minkum saalixal acmaal (Ciid wanaagsan)
CAF GENERAL TRADING waa Shirkad u adeegta jiilka cusub ee Soomaaliyeed

Kusoo dhawaada Gawaaridaan kuwa Cusub & kuwa kale oo mustacmal ah, waxaan mar dhaw la keeni doonaa Gawaaridaan raaxada a...
28/10/2022

Kusoo dhawaada Gawaaridaan kuwa Cusub & kuwa kale oo mustacmal ah, waxaan mar dhaw la keeni doonaa Gawaaridaan raaxada ah iyo kuwa kale oo aad ku qanci doontaan tayadooda iyo Modeladooda cusub sida kuwaan iyo kuwa lamid ah waana qiima jaban oo ku raali gelin doono ee sidaas ula soco:

06/11/2021

Hambalyo hambalyo hambalyo
2021

After one month you'll get your fit size from time to time
17/02/2021

After one month you'll get your fit size from time to time

Waxaad halkaan ku aragtaan Xeebta Soomaaliya waxaana dul heehaabaya Dooman yar yar iyo kuwa kale waxayna diyaar u yihiin...
29/12/2018

Waxaad halkaan ku aragtaan Xeebta Soomaaliya waxaana dul heehaabaya Dooman yar yar iyo kuwa kale waxayna diyaar u yihiin Kalluumaysiga Badda waxaad ka heli doontaa kheyraadka Badda gabi ahaan.

WAXAY DIYAAR LA TAHAY SHIRKADDA CAF IN AY KA IIBISO WARAAQADAHA A4da MACAAMIISHEEDA SHARAFTA LEH EE HAD IYO JEER KU XIRA...
13/11/2018

WAXAY DIYAAR LA TAHAY SHIRKADDA CAF IN AY KA IIBISO WARAAQADAHA A4da MACAAMIISHEEDA SHARAFTA LEH EE HAD IYO JEER KU XIRAN IYO KUWA KALE EE DOONAYA IN AY KU SOO BIIRAAN MACAALIILEYDA SHIRKADDA.

12/11/2018

Dhammaan waxaa la ogeysiinayaaa Macaamiisheena Sharafta leh in ay bilaabi doonto Shirkadda, iibinta Qalabyada Xafiisyada
iyo Guryaha sida: Jiifafka Fadhiyada, Armaajooyinka iyo Qalabyada Xfiiska dhan kasta

Address

VIA ROMA, HAMARWEYN
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAF General Trading & Shipping Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share