Sanbul Cleaning Detergents General Merchandise

Sanbul Cleaning Detergents General Merchandise SANBUL CLEANING DETERGENTS WUXU IDIIN HAAYA ALAAB NADAFAD OO TAYO LEH OO AH EUROPE. JIMLO IYO TAFARIQ

12/07/2022

Coming 🔜

01/06/2022

Waxaad ku nadiifin kartaa daxalka iyo wasaqda, 3$
Nagala soo xiriir
0614058080

Waxaad naga heli kartaa dhamaan alaabta nadaafadda ee aad ooga baahantahay gurigaaga.Nagala soo xariir 0610715566/061405...
08/04/2022

Waxaad naga heli kartaa dhamaan alaabta nadaafadda ee aad ooga baahantahay gurigaaga.
Nagala soo xariir 0610715566/0614058080

SAMA Kitchen Cleaner ( KUSHIIN NADIIFIYAHA SAMA)WAXA AAD KU NADIIFIN KARTAA KUSHIINKA, WAXA UUNA KA SAARAYAA;1. DUFANKA ...
11/02/2022

SAMA Kitchen Cleaner ( KUSHIIN NADIIFIYAHA SAMA)
WAXA AAD KU NADIIFIN KARTAA KUSHIINKA, WAXA UUNA KA SAARAYAA;
1. DUFANKA QABSADAY DARBIYADA ALWAAXA KUSHIINKA.
2. WASAQDA QIICA.
3. WASAQDA DHAGDHAGA.
WAXA AAD KU NADIIFIN KARTAA DHAMAAN QAYBAHA KALA DUWAN EE KUSHIINKA.
NAGALA SOO XARIIR 0610715566/ 0614058080

KA fAA'IDEYSI WACAN QIIMO DHIMISTA ISTUUCANSABTI (22/01/2022) ILAA KHAMIIS(27/01/2022).ALLAABAHA SAWIRKA KA MUUQDO DHAMA...
21/01/2022

KA fAA'IDEYSI WACAN QIIMO DHIMISTA ISTUUCAN
SABTI (22/01/2022) ILAA KHAMIIS(27/01/2022).
ALLAABAHA SAWIRKA KA MUUQDO DHAMAANTOOD MAHADSANID.

SAMA® Color Gel laundry detergent waxaa loogu Talagalay dhaqista dhamaan dharka kalarka leh. Waxaad kula dhaqan kartaa q...
14/10/2021

SAMA® Color Gel laundry detergent waxaa loogu Talagalay dhaqista dhamaan dharka kalarka leh.
Waxaad kula dhaqan kartaa qasaaladaha noocyadeeda Kala duwan.
Waxa ay si fudud ugu milmaysaa biyaha ayada u dusayso dunta dharka ayada oo aan waxyeelo u gaysan dharka.
Waxay kuu ilaalinaysaa kalarka dharka.
Waxa ay ifinaysaa dharka.
Hadii aad dhaqisteeda ku badiso waxa ay soo Celinaysaa kalarki asalka ahaa.
is intended for washing
colored clothes in any type of washing machine, hand washing
laundry. It quickly dissolves in water and penetrates deeply into
the tissue structure without damaging it.
By means of the dye fixers, it retains the brightness and color
depth of the fabric. Regular using helps to keep the original
color. It leaves no white streaks. Food colorings are in the
composition.

Ku nadiifi alwaax,Waxaad ku nadiifin kartaa albaabada alwaaxa, miisaska alwaaxa, fadhi alwaax ah.Kaga nadiifi boorka iyo...
08/10/2021

Ku nadiifi alwaax,
Waxaad ku nadiifin kartaa albaabada alwaaxa, miisaska alwaaxa, fadhi alwaax ah.
Kaga nadiifi boorka iyo wasaqda.
Ku buufi kadibna mara nadiif ah ku tirtir ayada oo qooyan.
It is intended for care of any wooden furniture surfaces and also is
suitable for all types of waterproof coatings.
SAMA® Multipurpose furniture care polish spray is easily and
effectively removes stains, streaks, fingerprints and dust from the
furniture.
Surfactant in its composition provides an effective cleansing, gives
a natural shine to wood products, allows to maintain and improve
the appearance of surfaces.

Tornado waxa ay kuu ilaalinaysaa qasaaladaada kaaga a ilaalinaysaa daxalka iyo dhagaxyada.Waxa ay kuu jilcinaysaa biyaha...
06/10/2021

Tornado waxa ay kuu ilaalinaysaa qasaaladaada kaaga a ilaalinaysaa daxalka iyo dhagaxyada.
Waxa ay kuu jilcinaysaa biyaha si ay makiinada dhakhso u dhaqdo dharka.
Ku dar in yar bishi 3 jeer.
Dharka waxa uu u dhaqmayaa si dhakhsa ah taas oo keenayso in uu kaa yaraado waqtiga isticmaalka korantada.
Waxaa kuu dheeraanayo cimriga qasaalada.
Means for preventing removal of scale deposit in automatic washing machines "Tornado" shall be used together with washing powder at the time of clothes washing in an automatic washer in any mode of washing and at any temperature. It prevents lime sale formation on the heating element and other parts of a washer, thus prolonging its life cycle, reducing electric power and washing powder consumption. The recommended use is 3 times a month. Because of its unique formula Limescale prevention powder "Tornado" for automatic washers improves water characteristics, which facilitates washing. It may be used at hand washing for water softening.

Ku nadiifi fadhigaaga, rooga iyo kuraasta gaarigaaga adiga oo aan biya ku qoynin. Kasoo gaar. Nagala soo xariir. 0614058...
02/10/2021

Ku nadiifi fadhigaaga, rooga iyo kuraasta gaarigaaga adiga oo aan biya ku qoynin.
Kasoo gaar.
Nagala soo xariir.
0614058080/
It is intended for cleaning carpets,upholstery and car seats.
SAMA® Carpets and upholstered furniture cleaner effectively
and gently cleans from contamination, deeply penetrating into
fabric fibre and removes even old and obstinate stains.
It protects the fabric from further contamination, eliminates
unpleasant odors and gives a fresh fragrance to your carpets
and furniture. After drying the foam crystals are easily removed
by vacuum cleaner. It forms a thick foam and eliminates
unpleasant odors.

Ku nadiifi filinjeerkaaga gudaha iyo banaankaba adiga oo aan isticmaalin wax biya ah.Kuu buufi oo ku tirir mara qalalan....
01/10/2021

Ku nadiifi filinjeerkaaga gudaha iyo banaankaba adiga oo aan isticmaalin wax biya ah.
Kuu buufi oo ku tirir mara qalalan.
SAMA® Fridge cleaner intended for removing contamination from the outside and inside of the refrigerator.

SAMA® Fridge cleaner has excellent detergency and easily copes with any contamination, and also removes unpleasant odors. It has many advantages: no need to rinse, leaves no streaks, easy-to-use, is sparingly used and gives a white purity of the fridge.

Address

Wadada Bakaraha
Mogadishu
114

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:00 - 18:30
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 06:30 - 18:30
Sunday 07:00 - 19:30

Telephone

+252614058080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanbul Cleaning Detergents General Merchandise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share