Dr. Keinan Eye Clinic

Dr. Keinan Eye Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Keinan Eye Clinic, Business service, Bulaxubey-wadajir, Mogadishu.

09/04/2026

Dr. Keinan eye clinic,hoyga daryeelka indhaha oo casri ah, hel daryeel ku haboon indhahaga kuna xaragoo ookiyale tayada qurux u dheertahay.

09/04/2026

Dr. Keinan eye clinic. Hoyga daryeelka indhaha oo casri ah iyo adeeg tayo iyo qadarin leh.

08/04/2026

Wali waxaa si xowli ah u socdo dalabyada dadka ka faaideysanaayo qiimo dhimistii abid ugu badneyd ee aan sameyno. 35% ayaan ku sameynay qiimaha ookiyalaha solarka ee cadceeda iyo kan bluelightka ee shaashadaha 5-15 april.

07/04/2026

Ka faaideyso qiimo dhimis gaareysaa 35% ookiyaalaha solarka ah iyo ookiyaalaha shaashadaha ee bleulightka ee xarunta Dr. Keinan eye clinic, mohadishu laga bilaabo 5-15 April.

05/04/2026

πŸ‘οΈ Ma rabtaa arag caafimaad leh iyo muuqaal casri ah?

Dr. Keinan Eye Clinic waxay kuu heysaa fursad gaar ah…

Laga bilaabo 5-ta April ilaa 15-ka April,
waxaan kuu haynaa qiimo dhimis weyn oo gaaraya 35%!

πŸ•ΆοΈ Muraayadaha qorraxda…
Hadda kaliya $11.7 halkii ay ka ahaayeen $18

πŸ’» Iyo muraayadaha blue light-ka…
Kaliya $16.25 halkii ay ka ahaayeen $25

✨ Ilaali araggaaga, isla markaana kor u qaad muuqaalkaaga

πŸ“ Booqo maanta Dr. Keinan Eye Clinic
Fursadani waa waqti xadidan… ha seegin!”

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
30/10/2025

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Wali Check -Up Maku Sameysay Isbedelada Cafimaad Ee Arraga Indhaha Ilmahaaga?
23/10/2025

Wali Check -Up Maku Sameysay Isbedelada Cafimaad Ee Arraga Indhaha Ilmahaaga?

22/10/2025

Indhuhu waa ay jiradan hadii aan la daaweynna halis ayay galaan, cudurada indhaha ku dhaca hadii aan la daaweyn waxa ay sababi karaan dhibaatooyin caafimad oo halis ah.

20/10/2025

Indhuhu waxa ay kamid yihiin lixaadkeena waana kuwa ugu muhiimsan, waa waajib inaad ilaaliso aadna daryeesho, xiro ookiyaale tayo sare leh si aad u difaacdid indhahaaga.

Address

Bulaxubey-wadajir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:30 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+252616686478

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Keinan Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share