Guur Doon

Guur Doon Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guur Doon, Business service, Mogadishu.

06/12/2018

Maalin wanaagsan asxaabta ku xiran pag-ka Guur Doon

13/10/2018

Dhanbaalka ugu h**eeya ee aan ka helnay Ruux guur doon ah.
_______________________
Magacaygu waa Fahma Ali dagan magaalada mogadisha xaafada Hodan waxaanna ahay guur doon ruuxa aan raadinaayo waa ruux leh astaamahan soo socda.
Diin leh
aqlaaq leh
masuul ah
ma doonaayo mansab iyo lacag toona illeen labadaas waa labo shay la samayn karo.
hadaba intaas ruux ku sifaysan hadaan hello shurud kale ma wato waad ku mahadsan tahiin pag-ka Guur Doon.
contact-gaygu waa -------------
mahadsanidiin


intaas ka dib hadaanu nahay maamulka pagka waxaan qarinay numbarka gabadha arima sharafkeeda darteed ruuxi buuxin kara waanu soo dhawaynaynaa .
Guurso aad guul gaartide.

13/10/2018

Maalin wanaagsan walaalayaal

07/10/2018

waxaa jira malaayin shaqsi kuwaaso ku dhiban dhisida qoyska hadaba si aad u hesho midi aad raadinaysay ama midkii aad raadinaysay fadlan maanta nagu soo biir una share garee asxaabta kale

07/10/2018

Si'aad u hesho reer faraxsan marka h**e iska sax doorashada lamaanahaaga adigo ka fiirinaaya dhinacyada Diinteena ay nagu amartay .

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guur Doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share