Damis Fire & Security

Damis Fire & Security Emerging technologies

Damis Fire & Security offers cutting-edge fire protection, entrance automation, and security solutions in Mogadishu, Somalia, ensuring top-tier safety and advanced technology for your peace of mind.

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจMaamulka iyo shaqaalaha Damis Fire & Security waxay hambalyo diirran u dirayaan macaamiishooda sharafta...
19/03/2026

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจ

Maamulka iyo shaqaalaha Damis Fire & Security waxay hambalyo diirran u dirayaan macaamiishooda sharafta leh iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Eebbe idiinkaga baryaynaa inuu acmaasha suuban idinka aqbalo, ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad qab.

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

๐™ƒ๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™—-๐˜ฟ๐™–๐™ข๐™ž๐™จ๐™ ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ช ๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™–๐™ง!๐Ÿ‘‰ Dalbo hadda si aad u ilaaliso hantidaada๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ Badbaadi Gurigaaga & Goobtaada Ganacsi๐Ÿ“ ...
11/01/2026

๐™ƒ๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™—-๐˜ฟ๐™–๐™ข๐™ž๐™จ๐™ ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™– ๐™ ๐™ช๐™ช ๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™–๐™ง!

๐Ÿ‘‰ Dalbo hadda si aad u ilaaliso hantidaada๐Ÿ”ฅ
๐Ÿ”ฅ Badbaadi Gurigaaga & Goobtaada Ganacsi
๐Ÿ“ Qalab tayo sare leh | Badbaado la hubo

๐Ÿ“ La xiriir ๐ƒ๐š๐ฆ๐ข๐ฌ si aad u hesho adeeg damiye oo tayo leh iyo qalab casri ah oo ku habooon badbaadinta hantidaada.
๐Ÿ“ž 61 9266973 | +252 619266974
๐Ÿ“ HQ: Adani Tower 2, Hodan District

AMOCAM Wired Video Intercom System wuxuu kuu ogolaanayaa inaad aragto, maqasho, oo aad la hadasho qof kasta oo albaabkaa...
25/08/2025

AMOCAM Wired Video Intercom System wuxuu kuu ogolaanayaa inaad aragto, maqasho, oo aad la hadasho qof kasta oo albaabkaaga yimaada โ€“ adigoon furin albaabka.

โœ… Kamera HD ah
โœ… Isgaarsiin muuqaal & cod
โœ… Shaqada habeenkii (Night Vision)
โœ… Albaabka gudaha kaga furo hal taabasho

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

๐Ÿ›ก๏ธ Xatooyada ka ilaali ganacsigaaga!Anti-Theft Sensors-ka Damis Fire & Security waxay ku siinayaan ilaalin buuxda iyo ka...
20/08/2025

๐Ÿ›ก๏ธ Xatooyada ka ilaali ganacsigaaga!
Anti-Theft Sensors-ka Damis Fire & Security waxay ku siinayaan ilaalin buuxda iyo kalsooni joogto ah.

โœ… Digniin degdeg ah
โœ… Ammaan sare
โœ… Rakibid fudud

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ Amniga ugu sareeya โ€“ hal talaabo oo keliya!Walk Through Metal Detector-ka Damis Fire & Security wuxuu si degdeg ah ...
17/08/2025

๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ Amniga ugu sareeya โ€“ hal talaabo oo keliya!
Walk Through Metal Detector-ka Damis Fire & Security wuxuu si degdeg ah u ogaanayaa hubka iyo walxaha birta ah, isagoo bixiya ilaalin iyo kalsooni buuxda goobaha dadka badan.

โœ… Saxnaan & dareen sare
โœ… Nidaam digniin muuqaal + cod ah
โœ… Ku habboon xarumaha dadweynaha & ganacsiga

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

๐Ÿ” Hubi amnigaaga โ€“ ogaaw waxa qarsoon!Hand Held Detector-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu fududeynayaa baaritaanka dad...
14/08/2025

๐Ÿ” Hubi amnigaaga โ€“ ogaaw waxa qarsoon!
Hand Held Detector-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu fududeynayaa baaritaanka dadka iyo bacaha, isagoo si degdeg ah u ogaada walxaha birta ah ee mamnuuca ah.

โœ… Dareen sare & saxnaan
โœ… Fudud & gacanta lagu qaato
โœ… Ku habboon garoomada, xarumaha ganacsiga & munaasabadaha

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

โšก Amnigaaga kor u qaad โ€“ ha u oggolaan cid aan la fasaxin inay soo gasho!Electric Fencing-ka Damis Fire & Security wuxuu...
09/08/2025

โšก Amnigaaga kor u qaad โ€“ ha u oggolaan cid aan la fasaxin inay soo gasho!
Electric Fencing-ka Damis Fire & Security wuxuu bixiya ilaalin joogto ah oo casri ah, lehna digniin degdeg ah haddii la taabto.

โœ… Danab ammaan ah
โœ… Weatherproof & adkeysi sare leh
โœ… Ku habboon guryo & ganacsi

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

Public Addressing System-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu sahlayaa inaad si hufan ugu gudbiso fariin, digniin, ama oga...
06/08/2025

Public Addressing System-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu sahlayaa inaad si hufan ugu gudbiso fariin, digniin, ama ogaysiis dhammaan dadka ku sugan dhismahaaga.

โœ… Cod nadiif ah
โœ… Maqal ballaaran
โœ… Ku habboon xarumaha dadweynaha

Nala soo xiriir si aan kuugu rakibno nidaam cod-bixineed oo casri ah oo ku habboon baahidaada!

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

Emergency Exit Light wuxuu kuu muujinayaa waddada badbaadada marka xaalad degdeg ahi timaado.โœ”๏ธ Iftiinka baxsiga degdegg...
04/08/2025

Emergency Exit Light wuxuu kuu muujinayaa waddada badbaadada marka xaalad degdeg ahi timaado.

โœ”๏ธ Iftiinka baxsiga degdegga ah
โœ”๏ธ Shaqeeya marka korontadu go'do
โœ”๏ธ Ku habboon dhammaan xarumaha dadweynaha

La xiriir Damis Fire & Security si aad u rakibto nidaam badbaado leh oo ka hortaga khatarta!

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

๐Ÿš˜ Amni & xakameyn la isku halayn karo!Boom Barrier Gate-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu suurtagelinayaa inaad si fudu...
31/07/2025

๐Ÿš˜ Amni & xakameyn la isku halayn karo!
Boom Barrier Gate-ka Damis Fire & Security wuxuu kuu suurtagelinayaa inaad si fudud oo casri ah u maamusho gelitaanka baabuurta xaruntaada.

โœ”๏ธ Remote & RFID ku shaqeeya
โœ”๏ธ Xawaare sare
โœ”๏ธ Adkeysi iyo cimri dheer

๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

30/07/2025

FM-200 waa xalka casriga ah ee badbaadinta deegaankaaga muhiimka ah โ€” wuxuu damiyaa dabka daqiiqado gudahood isagoo aan wax raad ah reebin!

โœ… Nadiif & degdeg ah
โœ… Aan waxyeello u geysan qalabka
โœ… Ku habboon data centers, server rooms, isbitaallo iwm

La xiriir Damis Fire & Security maanta si aad u hesho xal badbaado leh!
๐Ÿ“ž +252 619 266973 | +252 612 266974
๐Ÿ“ Adani Tower, Hodan District

Address

Maka Al-Mukarama Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619266973

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Damis Fire & Security posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Damis Fire & Security:

Share