Datifay

Datifay Data Insights and Research: Transforming raw data into actionable insights for businesses, government, and non-profits.

We offer tailored solutions using advanced technologies to drive success and economic growth.

๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ & ๐†๐ซ๐š๐๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ฌDatifay Data Insights is now accepting applications for the Full Stack AI Eng...
14/09/2025

๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ & ๐†๐ซ๐š๐๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ฌ

Datifay Data Insights is now accepting applications for the Full Stack AI Engineer Internship. This six-month, part-time program is designed to equip aspiring talent with practical skills in Artificial Intelligence, guided mentorship, and a recognized certificate. Participation is limited to only four selected candidates.

๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ƒ๐ž๐š๐๐ฅ๐ข๐ง๐ž: 10 October, 2025
๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ ๐ก๐ž๐ซ๐ž: https://forms.gle/RHTS6PRi2HW4rhP48

This is a unique chance to gain hands-on experience in AI and contribute to the digital transformation of Somalia.

24/04/2025

๐–๐ž'๐ซ๐ž ๐ฅ๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ˆ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ! (๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ญ ๐ƒ๐š๐ญ๐ข๐Ÿ๐š๐ฒ)

Are you learning to code and want to build real AI projects?
Weโ€™re offering an AI Engineer Internship at Datifay โ€“ a company building AI and data tools for the future.

๐–๐ก๐š๐ญ ๐ฐ๐ž ๐ง๐ž๐ž๐ ๐Ÿ๐ซ๐จ๐ฆ ๐ฒ๐จ๐ฎ:
1. You speak English well
2. You know Python, C++, Java or JavaScript
3. Youโ€™ve built something before (projects, GitHub, anything!)
๐‘ต๐’Š๐’„๐’† ๐’•๐’ ๐’‰๐’‚๐’—๐’†: React, Vue, or API experience

This is a chance to learn, grow, and build with a team working on real-world AI problems.

Deadline to apply: 30 April 2025

Fill this form to apply:
https://forms.gle/JPVu8FQrxbC4p6FV7

We love creative minds. Show us what you can do.

Data Insights and Research: Transforming raw data into actionable insights for businesses, government, and non-profits. We offer tailored solutions using advanced technologies to drive success and economic growth.

We are pleased to announce a new survey to assess Somalia's readiness for Artificial Intelligence. As Somalia embraces n...
01/04/2025

We are pleased to announce a new survey to assess Somalia's readiness for Artificial Intelligence. As Somalia embraces new opportunities for growth, AI is expected to enhance public services and governance, and boost our economy. Our survey focuses on key areas such as infrastructure, digital skills, sector priorities, policy frameworks, and sociocultural factors.

We invite you to share your insights and help shape the future of AI in Somalia. Please take a few minutes to participate by clicking the link below.

https://forms.gle/dxXzd3Vv2addBVTg8

Thank you for your contribution!

Invitation to Participate in Somalia's AI Readiness Survey Somalia is set to harness Artificial Intelligence (AI) to drive economic growth, enhance public services, and improve governance. This survey evaluates our AI readiness, focusing on infrastructure, digital skills, sector priorities, policy f...

Waxaa xalay si habsami leh inoogu soo dhamaaday tababar aan uga hadleenay mawduuca la xiriira  ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š (๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐’๐œ๐ข๐ž...
25/11/2024

Waxaa xalay si habsami leh inoogu soo dhamaaday tababar aan uga hadleenay mawduuca la xiriira ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š (๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž), si hufan oo qiimo badan waxaa kasoo qeyb galayaasha ay faa'iideen ama faham ka qaateen Culuumta Xogta iyo taariikhdeeda, isticmaalkeeda, waxa ay ka kooban tahay iyo waajibaadyada kala duwan ee ay leedahay, sidoo kale waxaa tusaalooyin ficil ah ardayda laga tusay sida xogta loo aruuriyo, loo nadiifiyo ama loo hagaajiyo, loo naqshadeeyo iyo ugu danbeyn loogu dhiso go'aamo masiiri ah.

Bahda Datifay oo soo agaasintay tababarkaan qiimaha badan, waxay halkaan uga mahadcelinaysaa Bare Sare ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‘๐š๐ ๐ก๐ž oo kasoo qeybgalayaasha u gudbiyay sharraxaad iyo aqoon ku dhisan khibrad iyo waayo aragnimo, sidoo kale halkaan waxaan uga mahadcelinaynaa kasoo qeyb galayaasha tababarka oo muujiyay sida ay diyaar ugu yihiin fahamka Culuumta Xogta iyo ka faa'iideysigeeda.

Waxaa sharaf iyo karaamo inoo ah inaad nagala soo qeyb gashaan tababar la xiriira ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š  (๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž) oo aan ...
18/11/2024

Waxaa sharaf iyo karaamo inoo ah inaad nagala soo qeyb gashaan tababar la xiriira ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š (๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž) oo aan ku sharxi doono muhiimadda ay leedahay, sida loo isticmaalo iyo qeybaha kala duwan ay saameynta ku leedahay.
Waxaa marti inoogu ah barnaamijka ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‘๐š๐š๐ ๐ž oo ๐›๐š๐ซ๐ž ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ka ah jaamacadda ๐Œ๐ž๐ญ๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐š๐ง ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, gobolka ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐ฌ๐จ๐ญ๐š ee dalka ๐”๐’๐€, sidoo kale khibrad dheeraadna u leh Culuumta Xogta (Data Science).

Waxaad iska diiwaan gelin kartaa linkiga hoos ku xusan. Mahadsanidiin.๐Ÿ‘‡
https://forms.gle/1mR8xrxrHwya82u4A

๐Ÿ“… ๐ƒ๐š๐ญ๐ž: ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐Ÿ’, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
โฐ ๐“๐ข๐ฆ๐ž: ๐€๐Ÿ๐ญ๐ž๐ซ ๐ˆ๐ฌ๐ก๐š๐š ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ๐๐Œ
๐ŸŒŽ ๐‹๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐†๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ž ๐Œ๐ž๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ 

Welcome to the Data Science Workshop Registration! Weโ€™re excited to have you join us on this journey into the dynamic world of data science. This registration form is designed to help us understand your interests and needs so we can tailor the workshop experience just for you. By completing this f...

Unlock Insight's, Drivce SuccessData tells a story. We help you understand it.
09/11/2024

Unlock Insight's, Drivce Success
Data tells a story. We help you understand it.

Guusha ganacsi walba waxaa laf dhabar u ah sida looga faa'iideysto xogta ceyriinka ah ee uu ganacsigaas heysto, waxaan a...
03/11/2024

Guusha ganacsi walba waxaa laf dhabar u ah sida looga faa'iideysto xogta ceyriinka ah ee uu ganacsigaas heysto, waxaan awoodnaa inaan xogtaada kaaga soo saarno go'aano saameyn ku leh kobaca ganacsigaaga.

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ aan diirada ku saareynay ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž-๐ ๐š. Workshop-ka ayaa wax...
01/11/2024

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ aan diirada ku saareynay ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž-๐ ๐š. Workshop-ka ayaa waxaan ku falanqeeynay isbedeladii u dambeeyay ee AI-ga, Fursadaha hadda ka jira, iyo isbedellada mustaqbalka dhaw oo uu AI-ga sababta u noqon doono.

#

Saddexda farac ee ugu waaweyn ee falanqaynta xogta waa:๐Ÿ. ๐ƒ๐ž๐ฌ๐œ๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ๐š๐š๐๐๐š): - Waxay ka caa...
26/10/2024

Saddexda farac ee ugu waaweyn ee falanqaynta xogta waa:

๐Ÿ. ๐ƒ๐ž๐ฌ๐œ๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ๐š๐š๐๐๐š):
- Waxay ka caawisaa in la fahmo waxa dhacay iyada oo la adeegsanayo jaantusyo iyo tirakoobyo si loo soo bandhigo xogta hadda jirta.
๐Ÿ. ๐๐ซ๐ž๐๐ข๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐š):
- Waxay isticmaashaa xogo iyo tirakoobyo h**e si loo saadaaliyo dhacdooyinka mustaqbalka.
๐Ÿ‘. ๐๐ซ๐ž๐ฌ๐œ๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐€๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ (๐…๐š๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐“๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š):
- Waxay bixisaa talooyin ku saabsan sida loola dhaqmo xogta iyadoo la adeegsanayo saadaalin heer sare ah si loo gaaro natiijooyinka ugu wanaagsan.

Waxaan kugu casuumeynaa inaad nagalasoo qeyb gasho ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ diirada lagu saari doono ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž-๐ ๐š innaga o...
22/10/2024

Waxaan kugu casuumeynaa inaad nagalasoo qeyb gasho ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ diirada lagu saari doono ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž-๐ ๐š innaga oo kula wadaagi doonna, isbadalladii udanbeeyay, fursadaha hadda kajira, iyo weliba isbadallada mustaqbalka dhaw dhici doona Inshaa allaah.

Hadii aad daneeneyso workshop-kaan qiimaha badan, fadlan iska diiwaan geli halkaan, Mahadsanid: ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://forms.gle/MRfHt2QYLf82V4bi6

๐Ÿ“… ๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 31/10/2024
โณ๐“๐ข๐ฆ๐ž: After Isha 8:30 PM
๐Ÿ”Ž๐‹๐จ๐œ: Zoom Meeting

Address

Somalia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Datifay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share