Shabelle Agro Inputs And Consulting Services SHACO

Shabelle Agro Inputs And Consulting Services SHACO Shabelle Agro inputs and consulting services ( SHACO) is a certified seed production and consultancy company based in Mogadishu Somalia.

29/01/2026

🎥 Markhaati Dhab ah – Haweenka Isticmaala Qaboojiyaha Kaydinta Khudaarta
Ma aha hadal oo kaliya — waa waayo-aragnimo dhab ah oo ka timid haween ganacsato ah oo ka faa’iidaystay adeeggeenna qaboojinta. ❄️🥬🍅.”
✨ Saamaynta Adeegga:
✔️ Qasaaraha khudaarta oo yaraaday
✔️ Dakhliga haweenka oo kordhay
✔️ Tayo suuq oo wanaagsan
✔️ Awood ganacsi oo sare loo qaado

Ka ilaali dalaggaaga inuu khasaaro, yaree khasaaraha, kordhi dakhligaaga!Ma tahay beeralay ama ganacsade oo ka walwalsan...
19/01/2026

Ka ilaali dalaggaaga inuu khasaaro, yaree khasaaraha, kordhi dakhligaaga!

Ma tahay beeralay ama ganacsade oo ka walwalsan khasaaraha dalagga? Unugyada qaboojinta qoraxda ku shaqeeya ayaa diyaar kuu ah!
✅ Ku kaydi khudaar kasta oo uga baqeyso in aay kaa qurunto
✅ Yaree khasaaraha ka dib goosashada ilaa 30%
✅ Ka dhig dalaggaaga mid cusub oo tayo sare leh ilaa hal toddobaad meshii aay malmo kaga halaabi lahaayeen
✅ Qiimo jaban oo ku raali galiyo - Pay-as-you-store
📍 Goobta: Bakaro
📞 Nala soo xiriir: 61 2224496
💡 u ogolaan Tacabkaadu adag inuu khasaarto.
booskaaga kaydinta ka qabso oo daawo dakhligaaga oo koraya!

Maanta waxaan ku faraxsanahay ka qeybgalka munaasabadda World Food Day & Somali Farmer’s Day 2025.Shabelle Agri-inputs &...
16/10/2025

Maanta waxaan ku faraxsanahay ka qeybgalka munaasabadda World Food Day & Somali Farmer’s Day 2025.
Shabelle Agri-inputs & Consulting Services waxay mar walba u taagan tahay taageerida beeraleyda Soomaaliyeed, kor u qaadista wax-soosaarka, iyo dammaanadqaadka ammaanka cuntada dalka.

Waxaan aaminsanahay in horumarka dalkeenna uu ka bilaabanayo beeraha, waxaana diyaar u nahay in aan sii xoojino iskaashiga aan la leenahay hay’adaha iyo beeraleyda.

Isku duubni, wada shaqeyn iyo hal-abuurnimo waa jidka aan ku gaari karno mustaqbal cunto oo wanaagsan.

🌾 Now Accepting Applications! – Field Internship Program at Shabeelle Agro-inputs 🌱Are you a motivated young person pass...
29/09/2025

🌾 Now Accepting Applications! – Field Internship Program at Shabeelle Agro-inputs 🌱

Are you a motivated young person passionate about agriculture and hands-on learning?
Shabeelle Agro-inputs is offering a unique opportunity to gain real field experience in farming practices!

✅ What You’ll Gain:

Practical training in land preparation, planting, crop management, and harvesting

Certificate of completion at the end of the program

CV-building support to boost your career opportunities

Exposure to real-world agricultural skills you can apply anywhere

📌 Requirements:

Maximum 5 interns will be selected

Open to motivated youth with a passion for farming and practical learning

📨 How to Apply:

Send your CV and a short motivation letter to:
👉 [email protected]

🗓️ Deadline: 2 October 2025

Don’t miss this chance to kickstart your career in agriculture with hands-on experience!

🌿 Shabeelle Agro-inputs – Growing Skills, Growing Futures 🌱

Waxaan kuugu haynaa abuur leh tayo sare oo nuucyo kale duwan leh sida ; Galey, Digir, Mesago & Salbuko.☎️ +252 612 22 44...
09/09/2025

Waxaan kuugu haynaa abuur leh tayo sare oo nuucyo kale duwan leh sida ; Galey, Digir, Mesago & Salbuko.

☎️ +252 612 22 44 96
🌐 www.shabelleagroinputs.so

Waxaa idiin haynaadalagyada dalka oo nuucyo kale duran ah, lehna tayo aad u sareysa.
01/09/2025

Waxaa idiin haynaadalagyada dalka oo nuucyo kale duran ah, lehna tayo aad u sareysa.



Waxaan bulshadeena ka caawinaynaa hormarinta beertaada iyo kor u qaadista wax soo-saarkeeda, abuur tayo sare leh, sidoo ...
27/08/2025

Waxaan bulshadeena ka caawinaynaa hormarinta beertaada iyo kor u qaadista wax soo-saarkeeda, abuur tayo sare leh, sidoo kale waxaan ku siinaynaa latalinno laxiriira beertaad.

Wixii faahfaahin ah :
Address: Benadir Road, Opposite Istanbul Restaurant, Hodan, Mogadishu, Somalia
Tell: +252-61-222 4496
Email: [email protected]

🌧️ U diyaargarow xilliyada roobka!Beertqada u samee jeex-jeexyo & biyo-mareenno si aad uga hortagto burburka ciidda.
25/08/2025

🌧️ U diyaargarow xilliyada roobka!

Beertqada u samee jeex-jeexyo & biyo-mareenno si aad uga hortagto burburka ciidda.



“Muslimka dhabta ah waa midka muslimiintu ka nabad galaan Carabkiisa iyo Gacantiisa”Bukhaari iyo Muslim
22/08/2025

“Muslimka dhabta ah waa midka muslimiintu ka nabad galaan Carabkiisa iyo Gacantiisa”

Bukhaari iyo Muslim

Dhirta ugu habboon ee la beerto xilliga abaarta! ✅ Sisinta✅ Digirta✅ Masagada    # Digirta
19/08/2025

Dhirta ugu habboon ee la beerto xilliga abaarta!

✅ Sisinta

✅ Digirta

✅ Masagada


# Digirta

Address

KM5, ZOOPE, Opposite Beder Restaurant
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabelle Agro Inputs And Consulting Services SHACO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share