Haqabtire

Haqabtire Macaamiil Suuqa Haqabtire, waa Haqabtiraha baahiyaga adeeg. Degdegsiimo& Adeeg Hufan waa Astaanteena

Green mask
20/10/2023

Green mask

18/08/2023

Qarnigaan aan joogno ee 21aad, In Gabar cayilan iyo Wiil cayilana la arko waxay ka dhigantahay layaab iyo amakaag.

Shuluqow iyo shuluqeey waxaan kuu keenay Apple Cider Vinegar oo ah Qal iyo Tufaax la isku daray oo aad iskaga dhimi karto Miisaankaga, xeertana kaa gubayo.

Habka loo isticmaalayana anagaa kuu sheegi doono.

Fadlan xeerta iska dhin ee nagala soo xariir What's

https://wa.me/+252619592793

Foonaayaal tayadeedu sareyso, kuuna qurxinaya timahaaga ayeey Haqabtire kuu keentay.Fadlan haddii aad dooneyso nagala so...
06/07/2022

Foonaayaal tayadeedu sareyso, kuuna qurxinaya timahaaga ayeey Haqabtire kuu keentay.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What's app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Green Mask waxay kaa caawineysaa haaraha, iyo madowaadka wajigaga iyo guud ahaan jirkaga ku yaalay.Fadlan haddii aad doo...
29/06/2022

Green Mask waxay kaa caawineysaa haaraha, iyo madowaadka wajigaga iyo guud ahaan jirkaga ku yaalay.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What's app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Qarnigaan aan joogno ee 21aad, In Gabar cayilan iyo Wiil cayilana la arko waxay ka dhigantahay layaab iyo amakaag sababt...
21/06/2022

Qarnigaan aan joogno ee 21aad, In Gabar cayilan iyo Wiil cayilana la arko waxay ka dhigantahay layaab iyo amakaag sababtuna waxay tahay in qofkaas cayilan uu nafsiyan dhibaato badan qabo, nadaafad ahaan u ka liito dadka kale.

Shuluqow waxaan kuu keenay Apple Cider Vinegar oo ah Qal iyo Tufaax la isku daray oo aad iskaga dhimi karto Miisaankaga, xeertana kaa gubayo.

Habka loo isticmaalayana anagaa kuu sheegi doono.

Fadlan xeerta iska dhin ee nagala soo xariir What's app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Xoojiyaha Macun waa Xoojiye tayadiisu sareyso oo dhamaan macaamiishii aan ka iibinay la dhacay tayadiisa.Haaheey cawa wa...
16/06/2022

Xoojiyaha Macun waa Xoojiye tayadiisu sareyso oo dhamaan macaamiishii aan ka iibinay la dhacay tayadiisa.

Haaheey cawa waa Jimco ee islaanta ka cabaaji oo iibso Macun, Gabareey adigana xaajiga hadad tabar dari ku aragtay u iibi macun oo caanaha ugu dar si uu waajibaadkiisa si layaqaano ugu guto, habeen qurxoona ay kugu noqoto.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What's app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Garamo loogu talagalay inay xeerta ka jaraan Rag iyo Dumarba, tayadooduna sareyso soona maro tijaabooyin badan waa diyaa...
15/06/2022

Garamo loogu talagalay inay xeerta ka jaraan Rag iyo Dumarba, tayadooduna sareyso soona maro tijaabooyin badan waa diyaar, meesha aad joogtidna waankugu keyneynaa.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What's app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Ku sameyso quraacdada gacantadda adigoo waqti badan iska lumin.Malawax, sabaayad iyo cunooyin kale oo fudud ayuu ku same...
15/06/2022

Ku sameyso quraacdada gacantadda adigoo waqti badan iska lumin.

Malawax, sabaayad iyo cunooyin kale oo fudud ayuu ku sameynayaa mashiinkan waliba waqti kooban.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

Tripod kuu xambaari karo 2 taleefan si aad u duubato muuqaallo Cenamatic ah oo tayadoodu sareyso.Waa Tripod tayadiisaa l...
15/06/2022

Tripod kuu xambaari karo 2 taleefan si aad u duubato muuqaallo Cenamatic ah oo tayadoodu sareyso.

Waa Tripod tayadiisaa la hubo lehna damaanad.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app:https://wa.me/+252619592793
Ama wac 619 59 27 93.

HAQABTIRE waxay idin keentay dhamaan alaabahana hoos ku xusan.Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app: htt...
19/03/2022

HAQABTIRE waxay idin keentay dhamaan alaabahana hoos ku xusan.
Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app: https://wa.me/message/RODPGTO23DAAN1
Ama soo wac 619 59 27 93.

HAQABTIRE waxay idin keentay jeermis dilayaal loogu talagalay in gacmaha lagu dhaqdo oo tayadooda aad u sareyso soona sa...
12/03/2022

HAQABTIRE waxay idin keentay jeermis dilayaal loogu talagalay in gacmaha lagu dhaqdo oo tayadooda aad u sareyso soona saareen shirkada Dettol iyo Lifebouy.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app: https://wa.me/message/RODPGTO23DAAN1
Ama soo wac 619 59 27 93.

HAQABTIRE waxay idin keentay oomooyin tayadoodii sareyso, oo dharka aad ku dhaqeyso lumineeynin midabkooda sidoo kale ud...
12/03/2022

HAQABTIRE waxay idin keentay oomooyin tayadoodii sareyso, oo dharka aad ku dhaqeyso lumineeynin midabkooda sidoo kale udgoon ama carfinaya dharkii lagu dhaqo.

Ariel, Tide iyo Fairy waa oomooyinka ugu tayadda sareyo dunida.

Fadlan haddii aad dooneyso nagala soo xariir What'app: https://wa.me/message/RODPGTO23DAAN1
Ama soo wac 619 59 27 93.

Address

Km4, Wadajir District
Mogadishu
KAL101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqabtire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haqabtire:

Share