30/07/2026
Waligey intaan dad mucaarada arkaayay maarag kuwaanoo kale !
Kaaga darane dadka waraaqdaan qoray waxey rabaan iney madaxweyne kanoqdaan dalka sidaan ayeyna uqoreen dalalkaan ajnabiga oo waliba qaarkood wax waliba oo wanaag ama hormar dadka somaliyed gaaraan kaxun kana hortaga iney somaliya cagaheda ku istaagto oo noqoto dal iyo dad jira. ayaguna warqadaas ayey uqoreen ciil iyo calool xumo waatan.
Dadkaas somalida nala ah maxey naga mudan yihiin maanta?