06/06/2026
“Qiyaas ahaan waxaa la sheegaa in 5 milyan oo carruur Soomaaliyeed ah ay gaareen da’da waxbarashada. Shantaas milyan, 3 milyan oo ka mid ahi ma helin fursad waxbarasho. Sidaa darteed, masuuliyadda waxbaridda, hagidda, iyo taageeridda jiilkaas waxay si weyn u saaran tahay innaga oo ah aqoonyahannada ka soo baxay jaamacadaha.” — Cabdicasiis Abuukar