28/08/2024
Ganacsigaaga miyuu u baahan yahay website qurux badan oo shaqeynaya? Siyad Digital waxay ku siinaysaa adeegyo web development oo heer caalami ah! Waxaan sameyneynaa:
๐๐๐ ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐ : Hel server-ka ugu habboon baahiyahaaga.
๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง: Naqshado gaar ah oo ku habboon sumaddaada.
๐๐๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ: Waxaan kuu sameyneynaa website aan caadi ahayn oo ku shaqeeya qalab kasta.
๐๐จ๐ซ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ: Naqshadeynta iyo horumarinta bogagga WordPress-ka oo la fududeeyey.
๐๐๐ฌ๐ฉ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ฏ๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง: Hubinta in website-kaagu uu si fiican ugu shaqeeyo dhammaan qalabka.
๐๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐ ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐๐ง๐๐ง๐๐: Ilaalinta website-kaaga si joogto ah iyo hagaajinta khaladaadka.
Waxaan hubin doonaa in website-kaagu uu noqdo mid la jecel yahay oo ku habboon dhammaan qalabka.
Nala soo xiriir ka 68 3633369.