Blueflag Energy Co.Ltd

Blueflag Energy Co.Ltd Blueflag Energy is now ISO 9001:2015 Certified! Leading in renewable energy, electrical & elevator solutions.

We deliver clean, reliable, and efficient power systems that support homes, businesses, and industries across Somalia.

Magaceygu waa 𝐒𝐨π₯𝐚𝐫 waxaan koronto dhaliyaa Maalinwalba, Roob iyo Roob la’aan. waxaan falaaraha qoraxda u badalaa Tamar ...
31/05/2026

Magaceygu waa 𝐒𝐨π₯𝐚𝐫 waxaan koronto dhaliyaa Maalinwalba, Roob iyo Roob la’aan. waxaan falaaraha qoraxda u badalaa Tamar laga faa’iideysto.

Blueflagna bulshadey bilicdeyda u bandhigtaa.

Call center: 3222

29/05/2026

Waxaan macaamiilkeena ku wareejinay Adeeg Passenger Elevator oo aan qabanay mid kamidah dhismayaasha ugu Casrisan magaalada kaasoo dhawaan laga dhisay Degmada waaberi agagaarka Hotel Dayax.

TYPE. 2 ELEVATOR PASSENGER 1000KG
FLOORS. 15 STOPS/GLOORS.

Call Center: 3222

# Solar

Ciid Wanaagsan!Blueflag Energy waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu bishaareyneysaa ...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan!

Blueflag Energy waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu bishaareyneysaa munaasabadda Ciidul Adxa farxad, nabad, barwaaqo iyo caafimaad kuwada Ciida. πŸŒ™πŸ

Waxaan kuu heynaa Passenger Elevator Casri ah kuna haboon Dhismayaasha ganacsiga, hotelada, iyo guryaha casriga ah.βœ… RaB...
25/05/2026

Waxaan kuu heynaa Passenger Elevator Casri ah kuna haboon Dhismayaasha ganacsiga, hotelada, iyo guryaha casriga ah.

βœ… RaBlueflagEnergy
βœ… Dayactir joogto ah
βœ… Talo injineernimo xirfad leh
βœ… Qalab casri ah oo ammaan leh

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: 3222

Blueflag Energy waxay kuu heysaa adeeg Solar Energy ah, laga bilaabo rakibidda Solar Panel-ka ilaa dhismaha nidaamyada t...
23/05/2026

Blueflag Energy waxay kuu heysaa adeeg Solar Energy ah, laga bilaabo rakibidda Solar Panel-ka ilaa dhismaha nidaamyada tamarta ee guryaha, ganacsiyada, iyo warshadaha.

βœ… Solar Panel Installation
βœ… Solar Battery Installation
βœ… Inverter Setup
βœ… Solar System Design
βœ… Renewable Energy Projects

Hadda hel Tamar la isku haleyn karo πŸ“ž Nala soo xiriir: 3222

21/05/2026

Halkani waa isbitaalka Guud ee Magaalda Balcad oo ay Shirkadda Blueflag Energy ka fulisay Solar System iyadoo u mareysa Mashruuca Hormarinta Korontada Soomaaliya (Somali Electricity Sector Recovery Project - SESRP).

Waxaan u taaganahay Hormarinta Bulshada iyo Korontada Soomaaliya.

Energy

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed waa maalin muujineysa taariikhda iyo halyeynimada dhalinyarada ay ka qaateen qarannim...
15/05/2026

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed waa maalin muujineysa taariikhda iyo halyeynimada dhalinyarada ay ka qaateen qarannimada iyo dib u dhiska Dalka.

Dhalinyarada waa tiirka mustaqbalka iyo horumarka dalka.

πƒπ‘πšπ¦π›πšπšπ₯𝐀𝐚 π‰π’π¦πœπšπ‘πšQofkii arrimihiisa Alle u wakiishta, kuna kalsoonaada qalbi sugan, Alle ayaa ku filnaanaya una maareyn...
15/05/2026

πƒπ‘πšπ¦π›πšπšπ₯𝐀𝐚 π‰π’π¦πœπšπ‘πš

Qofkii arrimihiisa Alle u wakiishta, kuna kalsoonaada qalbi sugan, Alle ayaa ku filnaanaya una maareynaya wax walba oo uu u baahan yahay. Aayaddani waxay ina baraysaa in tawakkulka dhabta ahi uu qofka siiyo deganaan, rajo, iyo gargaar uu Alle ka helo xilliyada adag iyo kuwa fududba.

𝐏𝐕 π‚π¨π¦π›π’π§πžπ« 𝐁𝐨𝐱 - Tayada & Ammaanka Solar-kaaga!Ku xooji nidaamkaaga Solar Energy-ga qalab casri ah oo loogu talagalay i...
10/05/2026

𝐏𝐕 π‚π¨π¦π›π’π§πžπ« 𝐁𝐨𝐱 - Tayada & Ammaanka Solar-kaaga!

Ku xooji nidaamkaaga Solar Energy-ga qalab casri ah oo loogu talagalay isku xirid ammaan ah, ilaalin heer sare ah, iyo waxqabad hufan. PV Combiner Box-keennu wuxuu kaa caawinayaa in korontadaadu noqoto mid deggan, ammaan ah, isla markaana si fiican u shaqeysa.

βœ… Ilaalin Sare
βœ… Waxqabad Deggan
βœ… Tayada La Aamini Karo
βœ… Ku Haboon Solar Systems-ka Casriga ah

πŸ“ž Nala soo xiriir: 3222
🌐 www.blueflag.com
πŸ“© [email protected]

09/05/2026

Waxaan si rasmi ah ugu wareejinnay Macaamiilkena Ciribey Apartment wiish (elevator) casri ah oo tayo sare leh.

Wiishkan oo lagu rakibay dhisme G+4 ah ayaa diyaar u ah inuu fududeeyo isu-socodka dhismaha dhexdiisa.

πŸ“ Goobta: Howlwadaag, Waaheen Bakaaro.
πŸ† Wakiilka: Blueflag Energy (Official Fuji Star Agency).

Kalsoonida macaamiisheena waa hadafkeena koowaad. Haddii aad u baahantahay wiish casri ah, nagala soo xiriir:

πŸ“ž Phone: 0613723336

Address

Km5, Banaadir
Mogadishu

Website

https://www.iafcertsearch.org/certification/Ska4osi7CuWTm2OWC3Vga291

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Blueflag Energy Co.Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share