Dadajiye Online

Dadajiye Online Dadajiye Online waa suuq ku shaqeeya nidaamka casriga ah ee online ka, waana suuq electronics ah

𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆:-1- Ring Watch : oo ah Fargal / Faraanti leh s...
17/09/2023

𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆:-
1- Ring Watch : oo ah Fargal / Faraanti leh saacad wuxuuna leeyahay Tayo saraysa
Ku hel qiima jaban oo ku raaligeliya.

2- Special pro 6 Earbuds :- waa dhago tayo sare leh aadna ku dhagaysan karto codad heer sare ah
Ku hel qiima ku raaligeliya

Dhamaantod waxaanu kuula diyaar nahay qiime ku raaligeliya.
Dadajiye Online
Hadda dalbo oo hadda hel.

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Suuqa Caalamiga ah ee Dadajiye Online Waxa uu si rasmi ah ugu soo biiray Aalada Tiktok Nagala socda Aalada Tikto...
24/08/2023

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻
Suuqa Caalamiga ah ee Dadajiye Online Waxa uu si rasmi ah ugu soo biiray Aalada Tiktok

Nagala socda Aalada Tiktok oo aanu ku baahin doonno muuqaalo ku saabsan adeegyada aanu qabano.

Nasoo raaca
Follow us
online.
Kaafiyaha qof iyo qoysba.

3-TALO OO AAD KU HORMARIN KARTO GANACSIGAADA.
06/08/2023

3-TALO OO AAD KU HORMARIN KARTO GANACSIGAADA.



𝑩𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin keenay adeeg cusub midkaas oo ah "𝗦𝗮𝗺𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗮𝘆𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗸...
05/08/2023

𝑩𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒓𝒐
Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin keenay adeeg cusub midkaas oo ah "𝗦𝗮𝗺𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗮𝘆𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻".
Waxaanu diyaar kuula nahay inaanu kuu samayno Xayaysiisyada muuqaalada ah ( Motion graphics) ka.
Waxaanu u samaynaynaa muuqaaladaas
1) Goobaha ganacsiga
2) Goobaha waxbarashada

"Qancinta macaamiishu waa mudnaanteena koobad"
Dadajiye Online
Hadda dalbo Oo hadda hel.

Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin hayaa HP LAPTOP Midkaas oo aad ku helayso qiimo ku raaligeliya. Xogta laptop ka ----...
23/07/2023

Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin hayaa HP LAPTOP
Midkaas oo aad ku helayso qiimo ku raaligeliya.

Xogta laptop ka
------------------------
Company : HP laptop
Ram : 8 GB
Storage : 500 GB
Core : i3
Used : only 1 year
Display inch : 14 inches

Ku hel qiimo ku raaligeliya
Dadajiye Online
Hadda dalbo oo hadda hel.

Wali wax maka dalbatay Dadajiye Online Hadda dalbo oo hel adigoo gurigaaga jooga Dadajiye Online Haqabtiraha baahidaada ...
19/07/2023

Wali wax maka dalbatay Dadajiye Online
Hadda dalbo oo hel adigoo gurigaaga jooga

Dadajiye Online
Haqabtiraha baahidaada Electronics.

Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin ku hambalyaynayaa sanadka cusub ee hijriga 1445 Alle sanadkan kiisa kale ha inagu ga...
19/07/2023

Suuqa Dadajiye online waxa uu idiin ku hambalyaynayaa sanadka cusub ee hijriga 1445
Alle sanadkan kiisa kale ha inagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo.

Dadajiye Online
Hadda dalbo oo hadda hel.

𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆:-1- Mirascreen :- Waa qalab aad uga maarmo kar...
13/07/2023

𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆:-
1- Mirascreen :- Waa qalab aad uga maarmo karto projector ka waana qalab kuu sahlaya in aad mobile kaaga ka jeediso presentations ka
2- Flash drives :- waxaanu idiin keenay flash drives aad u adeegsan karto mobile kaaga iyo laptop kaagaba
(Double purpose) , Waxaadna heli kartaa 32 GB iyo 64 GB
3- Special pro 6 Earbuds :- waa dhago tayo sare leh aadna ku dhagaysan karto codad heer sare ah

Dhamaantod waxaanu kuula diyaar nahay qiime ku raaligeliya.
Dadajiye Online
Hadda dalbo oo hadda hel.

Hambalyo hambalyo  dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynayaa munaa...
27/06/2023

Hambalyo hambalyo
dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda.

Ciid wanaagsan.
Dadajiye Online.

Address

Hodan
Mogadishu
NONE

Telephone

+252685275357

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dadajiye Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share