Booqasho Business Center

Booqasho Business Center Booqasho Business Center Waa xarun si fudud ganacsigaaga ku gaarsiin karto malaayiin ruux oo ku nool dunida.

Xarunta Ugu weyne Booqasho Waxey Ku Taalaa Suuqa Bakaaraha daarta Al-Khaliid ee wadada Jid mariixaanka Xarunta Ugu weyne Booqasho Waxey Ku Taalaa Suuqa Bakaaraha daarta Al-Khaliid ee wadada Jid mariixaanka

19/09/2024

ASC HABEEN WANAGSAN

29/08/2022

Asc maalin wanagsan

DAAWO SAWIRADA “;Gabar Muslim ah oo Xijaab ay Wadatay Maqas looga jaray iyo R/Wasare ka Hadley Booqasho.com
13/01/2018

DAAWO SAWIRADA “;Gabar Muslim ah oo Xijaab ay Wadatay Maqas looga jaray iyo R/Wasare ka Hadley Booqasho.com

Gabar 11-sano jir muslim ah oo kunool magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada ayaa fal cunsuriyad ah lagula kacay kadib markii la weeraray xili ay magaalada dhax socotay. Nin aan wali heybtiisa…

Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu dilay Dalka Siiriya isaga oo Daacish katirsan Booqasho.com
13/01/2018

Wiil uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu dilay Dalka Siiriya isaga oo Daacish katirsan Booqasho.com

Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo xubno katirsan Qoyska Siyaasiga Feysal Cali Waraabe oo ah Hogaamiyaha Xisbiga UCID ayaa sheegay in dalka Siiriya lagu dilay wiil uu dhalay Faysal Cali Wara…

Al-shabaab:-“Dowladda Sawirro ay Naga Xaday Ayay u Adeegsatay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose Booqasho.com
13/01/2018

Al-shabaab:-“Dowladda Sawirro ay Naga Xaday Ayay u Adeegsatay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose Booqasho.com

Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay war kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya oo ku aadan in howlgal qorshaysan oo ka dhacay Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu bur…

Midowga Afrika oo ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ah Booqasho.com
13/01/2018

Midowga Afrika oo ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ah Booqasho.com

Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana uu raaligelin hadalkaasi ka bixiyo. Bayaan si adag…

TOP NEWS:’Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo oo beeraley noqday Booqasho.com
13/01/2018

TOP NEWS:’Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo oo beeraley noqday Booqasho.com

Wasiirkii h**e ee ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamed, ayaa ka mid noqday Beeraleyda ku nool deganada Somaliland. Cumar Shuceyb ayaa todobaadkii saddex maalin oo ka mid ah wuxuu beer ku fash…

Gudoomiyaha Taabid Oo  la  hadlay dad dhawaan laga barakiciyay xeryo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho. Booqasho.com
13/01/2018

Gudoomiyaha Taabid Oo la hadlay dad dhawaan laga barakiciyay xeryo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho. Booqasho.com

Guddoomiye Taabid ayaa sheegay in dadkaasi dhulka laga barakiciyay uu ahaa Mid uu leeyahay Shaqsi siddaasi daraadeed ay maxkamadi Amartay in dadka la barakiciyo. Waxaa uu sheegay in maamulka gobol…

DAAWO SAWIRADA:’ Ciidamada Danab Oo  Bur buriyay xaruntii ugu weyneed Ee Kooxda  Al-shabaab. Booqasho.com
13/01/2018

DAAWO SAWIRADA:’ Ciidamada Danab Oo Bur buriyay xaruntii ugu weyneed Ee Kooxda Al-shabaab. Booqasho.com

Degaanka leego ee gobolka shabellaha hoose oo Al-shabaab ay ku lahayeen baro kontorool ayaa la bur buriyay ka dib howlgal halkaasi ay ka fuliyeen ciidamada danab Taliyaha ciidamada kumaandooska soo…

DEG DEG:’Qarax miino oo ka dhacay degmada Qansaxdheere Booqasho.com
13/01/2018

DEG DEG:’Qarax miino oo ka dhacay degmada Qansaxdheere Booqasho.com

  Dhawaqa qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Qansaxdheere iyo deegaanada hoostaga. Qaraxaan ayaa waxaa lagu aasay goob ay ku sugnaayeen Ciidamadda Maamulka Koonfu…

DEG-DEG: Dab Goor Dhaw Ka Kacay Warshadda Isbuuyada Mubaarak Xarunteeda Dagmada Hiliwaa Booqasho.com
12/01/2018

DEG-DEG: Dab Goor Dhaw Ka Kacay Warshadda Isbuuyada Mubaarak Xarunteeda Dagmada Hiliwaa Booqasho.com

Wararka naga soo gaaraya Dagmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxaa goor dhaw dab uu ka kacay warshadda isbuunyada Mubaarak xarunteeda dagmada hiliwaa ee magaalada muqdisho. Goobjooge ku sugan nawaa…

Daawo Sawirada :’Sarkaal ka tirsanaaKooxda AL-shabaab  oo Ciidanka Dowladda isku dhiibay Booqasho.com
12/01/2018

Daawo Sawirada :’Sarkaal ka tirsanaaKooxda AL-shabaab oo Ciidanka Dowladda isku dhiibay Booqasho.com

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Degmadda Buurhakaba Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo katirsaa Al-shabaab oo dhawaan isa soo dhiibay. Sarkaalkan oo lagu magacaabo I…

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Booqasho Business Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share