Barre Technichal Group

Barre Technichal Group FARSAMO TAYO LEH. SHAQAALE HEEGAN AH

29/04/2026

Kuukero Celis ah
Tayo Nadiif ah
Damaanad Buuxda

12/01/2026

“Ma raadinaysaa adeeg farsamo oo lagu kalsoonaan karo?
Barre Technical ayaa kuu haya xal dhamaystiran!
Waxaan ku takhasusnay adeegyada farsamada casriga ah —
rakibid, dayactir, iyo xalal tayo sare leh oo waafaqsan baahidaada.
Barre Technical waxay ku siinaysaa
tayo, degdeg, iyo adeeg macmiil oo heer sare ah.
Shaqo nadiif ah, qiimo macquul ah, iyo kalsooni buuxda.
Haddii aad u baahan tahay farsamo yaqaan xirfad leh —
Barre Technical waa doorashada saxda ah!
👉 Nagala soo xiriir maanta
👉 Hel adeeg degdeg ah oo la isku halayn karo
Barre Technical — Farsamo lagu kalsoonaan karo!”

08/01/2026

FARSAMO TAYO SARE
ADEEG DEG DEG AHBarre Technichal Group

27/08/2025

Haniyad jabin Barre Technical wa wehelkaga Farsamo
0613009972

02/08/2025

Maku Daashay Cilad Cooker soo lalaabata
Xalka deg deg ah waxad ka heleysaa Barre Technichal Group 0613009972

Call now to connect with business.

30/06/2025

Barre Technical Service's
0613009972

15/05/2025

cilad kaste oo kaga imaata Firinjeyeer kaaga Cooker-kaaga Mukeyfyfkaada Iyo Qasaaladaha
waxaa farsamdooda Iyo dib uhabeen tooda kuula diyaar ah Barre Technical Group

Barre Technical Group waa goobta aad ka heli karto adeegyo farsamo oo tayo sare leh,
degdeg ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.

Waxaan si xirfad leh kuugu xallinaynaa cilad kasta oo ku timaadda agbkaaga

Sidoo kale, waxaad naga heli kartaa iibka qalab celis ah oo si buuxda loo hubiyay tayadooda.

Maxaad Noogu Dooran Kartaa Barre Technical Group ?

✔ engneero Khibrad & xirfad sare leh
✔ Adeeg degdeg ah oo daacadnimo ku dhisan
✔ Tayo la hubo – qiimo macquul ah

Nala Soo Xiriir:Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarrada shaashaddaada ka muuqda.
Ama si toos ah noogu soo booqo xarunteena oo ku taalla Bakaaraha, agagaarka Masjidka Biya Maaloow.

DEG DEGSIIMO IYO TAYO
10/05/2025

DEG DEGSIIMO IYO TAYO

Xirfadlayaal Hal Abuur leh ugu imowShirkada Farsamada BarreTechnical Service
06/05/2025

Xirfadlayaal Hal Abuur leh ugu imow
Shirkada Farsamada BarreTechnical Service

01/02/2025

Waa waqtigii ugu habonaa Aad farsameysan laheyd dhamaan qalabka Ka ciladeysan

Address

Bakaaro
Mogadishu
0252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre Technichal Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share