Hiiraan State

Hiiraan State dalbo store is

Dhaliyaro Xirfadleey  soomaali ah oo daahfuray shirkad cusub Shumac360 Allow ubarakeey
28/12/2024

Dhaliyaro Xirfadleey soomaali ah oo daahfuray shirkad cusub Shumac360
Allow ubarakeey

𝐆𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞
🌟 Wᴇʟᴄᴏᴍᴇ ᴛᴏ Sʜᴜᴍᴀᴄ360﹗ 🌟
We’re thrilled to announce the official launch of Shumac360! 🎉 Your go-to destination for graphic design, digital marketing, web designand Social media managment services.

Let’s bring your vision to life and take your brand to new heights. Stay tuned for exciting updates and BIG surprises! 🚀

15/10/2024

Abdinasser Soo Salaam 🫣

Hadii aatahay ruux ree hiiraan ama aad mar ku nooleed  page kaan cidna k**a lahan waxaad nagula wadaagi kartaa warbixina...
16/10/2023

Hadii aatahay ruux ree hiiraan ama aad mar ku nooleed page kaan cidna k**a lahan waxaad nagula wadaagi kartaa warbixinada kadhaca hiiraan iyo somalia oo dhan anagoo tix galin doono farima hiina ayaan dadkeena ula wadaagi donaa sida ugu wanagsan
fadlan nagusoo biir

17/12/2022

Hellow asxaabta asx

Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka
31/01/2022

Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Uncategorized Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka By radiosomit.com - January 31, 2022 0 10 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka gargaarka xukuumada federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay markale xildhibaan Golaha Shacabka kadib markii a...

Wararka SUUQA: Newcastle Oo Saxeex Weyn Qarka U Saaran, Barcelona Oo Weeraryahan Heshay & Lukaku Oo Go’aankiisa U Sheega...
04/01/2022

Wararka SUUQA: Newcastle Oo Saxeex Weyn Qarka U Saaran, Barcelona Oo Weeraryahan Heshay & Lukaku Oo Go’aankiisa U Sheegay Chelsea

Real Madrid, Paris St-Germain, Bayern Munich iyo Juventus ayaa dhammaantood wadahadalo la furay wakiilka daafaca dhexe ee Chelsea ee Antonio Rudiger si ay heshiis hordhac ah ula sii gaadhaan xilli qandaraaskiisa Blues dhacayo dhammaadka xilli ciyaareedkan. (Sky Sports)

Qaar Ka Mid Ah Madaxda Maamul Goboleedyada Oo U Ololeynaya In Hal Magaalo Lagu Soo Kobo Doorashada
04/01/2022

Qaar Ka Mid Ah Madaxda Maamul Goboleedyada Oo U Ololeynaya In Hal Magaalo Lagu Soo Kobo Doorashada

Madaxda maamul goboleedyada ee Muqdisho u yimid shirka socda ee golaha wadatashiga qaran ayaa badankood waxa ay daneynayaan in doorashada xildhibaanada golaha shacabka lagu soo kobo hal deegaan doorasho oo kaliya.

Sicir Bararka Turkiga Ayaa Gaadhay 36% Isagoo Ku Soo Dhawaaday Heerkii Ugu Sareeyey Mudo 20 Sano
04/01/2022

Sicir Bararka Turkiga Ayaa Gaadhay 36% Isagoo Ku Soo Dhawaaday Heerkii Ugu Sareeyey Mudo 20 Sano

Sicir-bararka sannadlaha ah ee Turkiga ayaa kor u kacay heerkii ugu sarreeyay tan iyo 2002, xogta rasmiga ah ayaa muujisay Isniintii, taas oo ay sababtay xiisadda lacagta ee la xidhiidha istaraatiijiyada dhaqaale ee aan caadiga ahayn ee Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Address

Holwadaag District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:30
Tuesday 07:00 - 22:30
Wednesday 07:00 - 10:30
Thursday 07:00 - 10:30
Friday 10:00 - 22:30
Saturday 07:00 - 10:30
Sunday 07:00 - 10:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiiraan State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiiraan State:

Share