Sahal Research and Consultancy - SRC

Directions Website

Sahal Research and Consultancy - SRC Research • Consultancy • Development

30/09/2026

Dabba-galka macaamiisha waa tallaabo muhiim u ah ganacsi walba. Mararka qaar, ilaalinta macaamiil h**e ayaa ka muhiimsan raadinta macaamiil cusub oo aaddan haysan karin.

27/09/2026

Tartanka suuqa waxaa xukmiya macaamiisha

Ganacsi walba wuxuu leeyahay fursad uu ku kobco marka uu si joogto ah u horumariyo fikraddiisa, adeeggiisa iyo habka uu ...
24/09/2026

Ganacsi walba wuxuu leeyahay fursad uu ku kobco marka uu si joogto ah u horumariyo fikraddiisa, adeeggiisa iyo habka uu uga jawaabayo baahiyaha suuqa.

Horumarka dhabta ahi wuxuu ka bilaabmaa fahamka halka ganacsigu joogo iyo qorshe cad oo lagu gaarsiinayo halka uu hiigsanayo. Waxaan u taaganahay horumarinta ganacsiyada hiigsanaya kobac waara.

22/09/2026

Nidaamka shaqaaleysiinta khaldan iyo saameynta uu ku leeyahay kobaca ganacsiga

19/09/2026

Muhiimada uu leeyahay howl-waddeenka ka shaqeeya iibka

17/09/2026

Maamul iyo maareyn maaliyaddeed oo nidaamsan, ayaa badbaada u ah ganacsigaaga

14/09/2026

Macaamiilkaaga adigu ku raad-raacaya.

Ganacsi walba wuxuu la kulmaa caqabado u baahan in si qoto dheer loo fahmo ka hor inta aan xal loo raadin. Waxaan ganacs...
10/09/2026

Ganacsi walba wuxuu la kulmaa caqabado u baahan in si qoto dheer loo fahmo ka hor inta aan xal loo raadin. Waxaan ganacsiyada la qaadannaa kulamo falanqeyn ah oo lagu fahmayo xaaladda dhabta ah ee ganacsiga, laguna aqoonsanayo caqabadaha iyo fursadaha jira.

Waxaan xalalka ku dhisnaa xog, falanqeyn iyo aragti sugan, si loo gaaro go’aanno sax ah oo natiijo waara abuura.

07/09/2026

Deymaha oo si qorsheysan oo joogta loo dabba-gallo, waxay door weyn ka qaaddata soo-celinteeda

Kobcinta aqoonta iyo xirfaduhu waxay laf-dhabar u yihiin tayaynta wax-qabadka shaqo, xoojinta kartida howl-wadeennada iy...
05/09/2026

Kobcinta aqoonta iyo xirfaduhu waxay laf-dhabar u yihiin tayaynta wax-qabadka shaqo, xoojinta kartida howl-wadeennada iyo kor u qaadista hufnaanta shaqada, si loo gaaro yoolalka la hiigsanayo

Address

Digfer Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Research and Consultancy - SRC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share