SalaamProperties

SalaamProperties Daarusalaam Properties is the first large scale housing project in Somalia ever, with over two thous SALAAM Properties was established in 2014.

The Company was formed to develop well designed, competitively priced real estate in Mogadishu. Over the past years we’ve been consistent in our objective of contributing our quota to the growth and development of Somali’s economy as well as improving the lot of individuals and corporate clients through investment in real estate, general investment finance and management services. SALAAM Propertie

s is a pre-eminent focused property company with a large, well balanced portfolio comprised of residential, commercial and mixed-use properties. It is renowned for its impressive development of residential properties and its landmark development of a mega project of DAARUSALAAM CITY. The company is currently focused on portfolio of property investments in Somalia and will pursue property investments across borders in the near future.

25/05/2025

Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design-ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul ah lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.

Mumtaaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.

Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM

24/08/2024

Kuso dhawaada Deg-Darusalaam
Kuso dhawaada Darusalaam Estate
Kuso dhawaada Mumtaaz Estate.

Deg-Darusalaam G/Banadir Mogadishu Somalia.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DARUSALAAM.

11/07/2024

Maanta oo ay ta: tahay 11/07/2024 waxa la dhagax dhigay wado laami ah oo cabirkeedu yahay 2km balaceeduna yahay 20mt oo labo line ah ama labo qad, wadadaan waxay isku xiri doontaa Dagmada Darusalaam ee Gobolka Banadir iyo Dagmada Balcad ee Sh/dhexe, Sidoo kale waxay isku xiridoontaa Madina Estate iyo Mumtaaz Estate ee Darusalaam Estate.

Wadadaan waxa maalgalinaya Salaam Somali Salaam Somali Bank waxa gacan ka gaystay Mamulka G/Banadir, Gudoomiyaha Degamada Darusalaam, Shacabka Dagmada iyo gacanacsatada.

Wadadaan waxa dhagax dhigay gudoomiyaha Gobolka Banadir yusuf Madaalle waxa uuna bogaadiyay horumarka wayn ay dagmada Darusalaam ku tilaabsatay.

Wadadaan waxaa dhisaya shirkadda Buruj construction oo looga bartay dhismayaal casri ah wadooyin Quality leh iyo buundooyin waxayna gacan wayn ka gaysatay bilic socinta Caasimada dalka Soomaaliya.

Darusalaam City Mogadishu Somalia.

Kusoo dhawoow Darusalaam services.Darusalaam Amusement ParkDarusalaam HospitalDarusalaam international Academic school  ...
06/03/2024

Kusoo dhawoow Darusalaam services.

Darusalaam Amusement Park
Darusalaam Hospital
Darusalaam international Academic school IGCSE with integrated islamic study
Barako hypermarket

GADO DEGAAN HA GADAN GURI.

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam  design ka iyo masterplan-ka waxaakale ...
05/03/2024

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.

Mumtaaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, ah garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.

Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.

DARUSALAAM WAA DEGAAN DHAMEEYSTIRAN.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.

Kusoodhawoow Villa Mumtaaz  B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari ...
04/03/2024

Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.

Mautaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, ah garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.

Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.

Welcome Villa Mumtaaz A, waa villa Shub ah oo ka kooban 6 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko.A- Master RoomB- Maste...
03/03/2024

Welcome Villa Mumtaaz A, waa villa Shub ah oo ka kooban 6 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko.

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Five Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Five Car Parking
J- 600 meters square

Mashruuca mumtaaz estate waxa u so gaaray heer gabogabo ah waxa uuna noqondoonaa estate-ka ugu balaaran uguna service-ka fiican ee abid laga dhiso darusalaam city, ee is diwan gali si aad uga mid noqoto kumanaanka qof ee horay uga faideystay mashariicda ay dhistay Buruj construction and real estate co, oo ay maal galinayso Salaam Somali Bank.

Villa Mumtaaz B  4+1  (300sqm)Waxay ka kooban tahayA- Master room B- Three bedrooms C- Living room & dining D- Two bathr...
23/11/2023

Villa Mumtaaz B 4+1 (300sqm)

Waxay ka kooban tahay
A- Master room
B- Three bedrooms
C- Living room & dining
D- Two bathrooms
E- Kitchen
F- laundry
G- Veranda
H- Two Parking

LOCATION: DARUSALAAM CITY MUMTAAZ ESTATE NORTH.

Si fudud u jaro tikidka Beerta Daarusalaam adigoo adeegsanaya lambarkan: *5555 #
17/04/2023

Si fudud u jaro tikidka Beerta Daarusalaam adigoo adeegsanaya lambarkan: *5555 #

Kuso dhawoow Playground-ka ugu wayn Somalia.وما ادراك دار السلام Beerta Darusalaam Maqashaye ma booqatay, bal so booqo c...
16/04/2023

Kuso dhawoow Playground-ka ugu wayn Somalia.
وما ادراك دار السلام

Beerta Darusalaam Maqashaye ma booqatay, bal so booqo ciidul fidri Mubarak ee so socota oo caruurta kafarxi maalmaha ciida ileen maalinkasta ciid mahan. كل يوم مش عيد

Waxa halkaas kugu diyaar ah qalabka kala duwan sida

1- Gawarida electric ah
2- Doomaha dalxiis-ka
3- Wiifowyada kala duwan ee electric ah
4- Train kii
5- Dabashi
6- Family Rooms
7- Goobaha nasiinada
8- Qalab-ka manual-ka ah
9- Fardaha booda
10- Xayawanaad-ka kala duwan ( yaxaas, waraabe, libaax, bakeyle, deero, sagaaro, shibit dureed, masas iyo Qaarkaloobadan)
11- Masajid wayn iyo maqayado laga cunteeyo
12- Gadiidka gurmad-ka ee Gar-gaarka dag daga dabdamis iyo Ambulance.

Balanteenu waa darusalaam playground iyo maalmaha ciida, kaalaya kaalaya oo ku dalxiisa oo ku dakeeya.

15/04/2023

Mudanayaal, Marwooyin iyo muluqshoodhin ciida sanadka 2023 xagee ku ciidaysa adiga iyo caruurtaada.

Beerta Darusalaam waxa lagu so kordhiyay qalab cusub oo loogu talagalay in aad adiga iyo caruurtaada ku damashadaan

Nagula so Ciid Darusalaam Playground oo caruurta ka farxi maalmaha ciida كل يوم مش عيد

Address

Darusalaam City
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SalaamProperties posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SalaamProperties:

Share