Gaagaale General Services Company

Gaagaale General Services Company Gaagale General Services Company helps you to import & export products from china without leaving yo

07/07/2020

Waa geesi tusaale u ah askarta Soomaaliyeed oo idil. WW2 (Dagaalkii 2-Aad ee dunida) ayuu ka qaybgalay wuxuuna taagan yahay sida sawirka aad ka aragto jiida h**e, gadaashiisana waxaa ku gamban, Dhuumanaya askari Fransiis ah . Geesinimada askarteennu weligeedba ma qarsoonayn. Guuleeysta laakiin dilka micna darada ahna innaga daaya.

07/07/2020

Degdeg Muna saalax Cumar oo ka tirsan hawl-wadeenada Garsoorka dalka gaar ahaan ka hawl gasha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta shaqo joojin lagu sameeyay.

Kadib markii ay shir isugu yimaadeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,Xeer Ilaaliyaha Guud Ee qaranka,iyo saalax sheekh Ibraahim Dhibkaawe.

Shaqo joojinta ayaa la sheegay iney tahay mid afka kadib markii ay ka codsatay in la siiyo warqad official ah.

Sabtidii lasoo dhaafay ayey eheed mar ay kasoo muuqatay shir ay isugu yimaadeen dhamaan hawl-wadeenada Garsoorka oo ka cabanayay in shaqadooda iyo mushaarkooda la rabo in lagu wareejiyo dad ay isku heyb yihiin madaxda Garsoorka.

07/07/2020

Address

21 October
Mogadishu
8899

Telephone

+8618258294110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaagaale General Services Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaagaale General Services Company:

Share