Dadka jecel dalkoda

Dadka jecel dalkoda Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dadka jecel dalkoda, Business Center, Jaalle siyaad Street, Mogadishu.

05/10/2025

Hayeey wa la isa soo galay

04/10/2025

Bisad / yaanyuur ka faa'iideysatay yaaab

18/05/2023

Bal eeg ninkaa siduu u qiyaamay

17/05/2023
17/05/2023

Dr.Zakariye Abdullahi (Dr sacdaan) oo ku takhasusay cudurada ku dhaca Maqaarka, Cidiyaha iyo Timaha "Dermatologist" ayaa diyaar kuugu ah Isbitaalka takhasusiga ee Al-Habiib.

Nagala soo xiriir: / : +252611667070.

Ama nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo degamada Warta_Nabada, laba dhagax Sarta Catarka.

07/02/2023

Maxaa qabsaday markii u hooyadii ay sxbadii ku direen kadibna war kadiiday
....

07/02/2023

Ninkii koofi ahaa maxaa qabsaday kkkkkkk

Saddex kun oo Askeri oo Kenyan ah ayaa jooga dalka, Nus Milyan lof oo muwaadiniin Soomalai ah ayaa kujira xeryaha Qaxoot...
30/11/2020

Saddex kun oo Askeri oo Kenyan ah ayaa jooga dalka, Nus Milyan lof oo muwaadiniin Soomalai ah ayaa kujira xeryaha Qaxootiga Kenya, intaas waxaa dheer ganacsiga u dhexeeya labada dal! haddaba sidee suuragal u tahay in Soomaaliya hoos u dhigto ama goyso xiriirka kala dhexeeya Kenya!
Mustaqbal radio .

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa qaadatay go’aan ay wadatashi ku sheegtay oo ay ugu yeeratay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, sidaas oo kale waxa ay Dowladdu ka dalbatay Danjiraha Kenya ee Soomaaliya in uu dalkiisa dib ugu noqdo una tago Waddankiisa la tashiga Dowladdiisa! Sababta u yeerashada Danj...

30/11/2020

Waxan maqli jiray “Habar dhali waysay aleelo ku waalatay”. Inta aan ognahay Kenya waxba k**a halleyn Soomaaliya, marka laga reebo in ay ka diiday Farmaajo in ay u soo afduubaan Madaxweyne Axmed Madoobe una keenaan isagoo lugaha iyo gacmaha ka xiran.

Waxa kale oo ceeb iyo foolxumo ah, ayna ahayd in laga xishoodo safiirka Kenya ee la sheegay in uu dalka isaga baxo maba jooga Soomaaliya oo mar h**e ayuu dalkiisii u laabtay, safiirkeenii Kenya inoo fadhiyeyna Muqdisho ayuu dhex meeraysanayaa!

Farmaajow waan ku ognahay 2017 Itoobiya ayaa CADOW ah in aad doorasho ku gashay, marka 2020 Kenya ayaa CADOW ah cod nooga heli meysid ee beenta iyo boor isku qariska maad naga dhaaftid walaalow!

Hon. Mahad Salad

Address

Jaalle Siyaad Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dadka jecel dalkoda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dadka jecel dalkoda:

Share