BRTCO General Trading L.L.C

BRTCO General Trading L.L.C Shirkadda ganacsiga guud ee Brtco. Waxa ay diyaar idiin la tahay badeeco tayo leh iyo adeeg dagdagsiimo leh.

26/08/2026

๐Ÿ”ดArbol, Caano tayo leh oo ay cabbi karaan qof yar (ugu yaraan 2 sano) iyo qof wayn; mana laha laabjeex ama gaas.

Waxaad ka heli kartaa dhammaan suuqyada waa wayn ee dalka.

BRTCO โ€” Tayo sare iyo Adeeg degdegsiimo leh.

๐Ÿค”Ma saxbaa in bariiska kaafi ku fiicanyahay Sabta iyo marti-qaadka? BRTCO โ€” waxa ay keentaa noocyada kala duwan ee barii...
23/08/2026

๐Ÿค”Ma saxbaa in bariiska kaafi ku fiicanyahay Sabta iyo marti-qaadka?

BRTCO โ€” waxa ay keentaa noocyada kala duwan ee bariiska๐Ÿ˜

18/08/2026

๐Ÿ๐ŸŠ๐Ÿฅญ Dhadhan cusub iyo haraad-bax dhab ah! ๐Ÿฅญ๐ŸŠ๐Ÿ

Weligaa ma is weydiisay maxaa Canbaha, Liinta, iyo Cananaaska ka dhiga kuwo aad ugu fiican caafimaadkaaga? Laga soo bilaabo xoojinta difaaca jirka ilaa tamar dabiici ah oo ku siisa, miraha dabiiciga ah waxaa ka buuxaan faa'iidooyin!

Hadda, waxaad waqti kasta ku raaxaysan kartaa dhadhankaas macaan adiga oo cabbaya รrbol Instant Fruit Powder Drink! Haddii aad jeceshahay Canbaha macaan, Liinta, ama Cananaaska, รrbol waxay koobkaaga ugu keentaa dhadhanka dhabta ah ee miraha.

โœจ Waa sahlan tahay in la diyaariyo

โœจ Waxaa ka buuxa Vitamin C

โœจ Wuxuu ku habboon yahay qoyska oo dhan!

๐Ÿ‘‰ Dhadhankee ayaad ugu jeceshahay? Noogu reeb qaybta faallooyinka (comments-ka)! ๐Ÿ‘‡

04/08/2026

๐Ÿฅ› Korriinka iyo caafimaadka wanaagsan waxay ka bilaabmaan nafaqo wanaagsan.

Caanaha Kaafi waa qayb ka mid ah cunto isku dheellitiran oo ku habboon laga bilaabo 2 sano jir, iyo dadka waaweyn.

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka oo ogow sababta ay qoysas badan u doortaan Caanaha Kaafi.

๐Ÿ“ Ka raadi dukaamada kuugu dhow.

BRTCO
Tayo Sare iyo Adeeg Degdegsiimo leh.

โค๏ธ Mahadsanidiin.Kalsoonida aad, BRTCO, nagu qabteen sannadihii la soo dhaafay. Waa dhiirrigelinta aan ku sii wadno bixi...
24/07/2026

โค๏ธ Mahadsanidiin.

Kalsoonida aad, BRTCO, nagu qabteen sannadihii la soo dhaafay. Waa dhiirrigelinta aan ku sii wadno bixinta badeecooyin tayo sare leh.

Waxaan idin ballanqaadaynaa inaan sii wadi doonno:

โœ… Tayo Sare
โœ… Adeeg Degdegsiimo leh

BRTCO โ€“ Tayo Sare iyo Adeeg Degdegsiimo leh.

23/07/2026

๐ŸŒฟBRTCO โ€” Jumco Wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed๐Ÿ“–
๐Ÿ’ Ku soor qaraabada cabitaannada Arbol, kuna macee cuntada Al-Mudhish๐Ÿ˜

22/07/2026

๐Œ๐š ๐ซ๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐œ๐ฎ๐ง๐ญ๐จ ๐ฆ๐ข๐๐š๐› ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฅ๐ž๐ก? ๐Ÿค”
๐Ÿ…Al-Mudhish waa maceeyaha iyo guduudiyaha cuntada. Waxaa kuu keentay BRTCO.
Ka dalbo dhammaan dukaammada dalka๐Ÿ‘Œ

โšฝ๏ธ FINAL-KA WAA LA JOOGAA! ๐Ÿ†Arbol ๐Ÿฅ› vs Kaafi ๐Ÿฅ›๐Ÿค” Kee u Saadaalinaysaa?Ku qor faallooyinka kooxda aad la safan tahay ๐Ÿ‘‡๐ŸŸก Ar...
19/07/2026

โšฝ๏ธ FINAL-KA WAA LA JOOGAA! ๐Ÿ†
Arbol ๐Ÿฅ› vs Kaafi ๐Ÿฅ›
๐Ÿค” Kee u Saadaalinaysaa?
Ku qor faallooyinka kooxda aad la safan tahay ๐Ÿ‘‡
๐ŸŸก Arbol ๐Ÿ”ต Kaafi
Ha iloobin: ๐Ÿ‘ Like garee bogga ๐Ÿ”„ Share garee post-kan ๐Ÿ’ฌ Ku martiqaad saaxiibbadaa inay iyaguna saadaaliyaan!
BRTCO โ€“ Tayo Sare iyo Adeeg Degdegsiimo leh.

๐ŸŒฟ๐ˆ๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ๐Ÿ– ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐š๐ก.Laga soo bilaabo 21 Juun 1998, BRTCO General Trading L.L.C. waxay u taagan ...
18/07/2026

๐ŸŒฟ๐ˆ๐ง ๐ค๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐Ÿ๐Ÿ– ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐š๐ก.

Laga soo bilaabo 21 Juun 1998, BRTCO General Trading L.L.C. waxay u taagan tahay bixinta badeecooyin tayo sare leh iyo adeeg degdegsiimo leh, si loo daboolo baahiyaha qoysaska Soomaaliyeed.

Waxaan ku faaneynaa inaan gaarsiinno badeecooyin lagu kalsoon yahay gobollada kala duwan ee Soomaaliya, annagoo mudnaanta siinayna:
โœ… Tayo Sare
โœ… Adeeg Degdegsiimo leh
โœ… Kalsooni
โœ… Qancinta Macaamiisha

BRTCO โ€“ Tayo Sare iyo Adeeg Degdegsiimo leh.

๐Ÿ“ Waxaan u adeegnaa macaamiisha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

๐Ÿช Dhadhan macaan oo qaniinyo kasta ku jira!Buskudka First Sandwich Biscuits wuxuu isku darayaa buskud dabacsan iyo karee...
11/07/2026

๐Ÿช Dhadhan macaan oo qaniinyo kasta ku jira!

Buskudka First Sandwich Biscuits wuxuu isku darayaa buskud dabacsan iyo kareem macaan, si uu kuu siiyo dhadhan aad mar walba ku raaxaysato.

BRTCO โ€“ Tayada aad ku kalsoonaan karto.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BRTCO General Trading L.L.C posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share