Zaki love

Zaki love Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zaki love, Business service, zakaraiyecalicumar, Mogadishu.

16/12/2018

Muqalkan halga qariyo Tageryasha liverpool
Cawa mxaad filaneYsaa

Manchester united vs Leverpool

Big game 💪💪 GGMU

  Ciidanka Booliiska Dowlada ayaa hada Magaalada Baydhaba ku toogtay xildhibaan Cabdi shakuur Yacquub Ibraahim Oo ahaa G...
14/12/2018

Ciidanka Booliiska Dowlada ayaa hada Magaalada Baydhaba ku toogtay xildhibaan Cabdi shakuur Yacquub Ibraahim Oo ahaa Gudoomiyaha Gudiga amniga Baarlamaanka Konfur Galbeed. 😶

13/12/2018

Sirta noloshu waa labo
Adiga rabitaankaaga iyo
Rabitaanka xaskaaga iswaafiqa

Dowlada maku saxneed in ey soo xerto wadadka mukhtaar roobow
13/12/2018

Dowlada maku saxneed in ey soo xerto wadadka mukhtaar roobow

Ma mudannyahey in muushin laga keeno1:haaa2:maya Fikir kaaga adaa xur u ah
13/12/2018

Ma mudannyahey in muushin laga keeno
1:haaa
2:maya
Fikir kaaga adaa xur u ah

11/12/2018

Meel aan caqli yaalin.

Xamar waxa yaala wa qabyaalad - qaranimo iyo diin midna ma taalo.

Farmaajo iyo Khayre ma waxay u maleeyeen nin intay qabiilkiisa qasaan habeen iyo maalin inuu asagana qasaynin?

Jawaari hawlgab ayey ka dhigeen asagoo cimri ku jira. Shariif Sakiin sidii shaati ayey u siibeen. Mooryaan askar ku sheeg ah Baydhabo ayey u direen.

Beeshan in lagu baashalo sidii banooni ma dhakhtar ba u qoray?

Ina Mursal qabiil ayuu matala... Golaha qabiiladana qabiilkiisa aya u dirsaday. Raba ama ha rabina.

Hala waasho oo dibi hala dhalo! 😂

Address

Zakaraiyecalicumar
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki love posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share