System Technology Services

System Technology Services STS is a forward-thinking technology, security and communication company. We also have an offices in Dubai, Nairobi, and Mogadishu.

STS is a forward thinking technology, security, and communication company based in London. The company provides bespoke services and products to small and medium-sized businesses, including individuals. The company meets client needs by providing the following products and services: Security Systems, IT Solutions, Communications, Fire Protection, and Electronic devices

Ma rabtaa nidaam isgaarsiineed oo degdeg ah, la isku halayn karo, kana caawinaya adeegga macaamiisha?PBX Phone System wa...
01/06/2026

Ma rabtaa nidaam isgaarsiineed oo degdeg ah, la isku halayn karo, kana caawinaya adeegga macaamiisha?
PBX Phone System waa xalka saxda ah ee shirkadaha iyo hay’adaha doonaya isgaarsiin hufan oo casri ah.

✅ Maareyn fudud oo wicitaannada
✅ Adeeg macaamiil oo heer sare ah
✅ Ku xiran teknoolojiyad casri ah
✅ Ku habboon shirkado yaryar, dhexdhexaad & waaweyn

✨ Kor u qaad isgaarsiinta ganacsigaaga maanta!

Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222






PSG CHAMPIONS.
30/05/2026

PSG CHAMPIONS.


30/05/2026

Fagaraha taleex oo si nabad ah oo lagu daawanayo kullanka weyn ee finalka Arsanal iyo PSG





𝐁𝐚𝐥 𝐞𝐞𝐠 𝐧𝐚𝐛𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮!.Fagaarayaasha Muqdisho oo Martigelinaya finalka  xamasadda badan ee Arsenal iyo PSG....
30/05/2026

𝐁𝐚𝐥 𝐞𝐞𝐠 𝐧𝐚𝐛𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮!.
Fagaarayaasha Muqdisho oo Martigelinaya finalka xamasadda badan ee Arsenal iyo PSG.




✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨Shirkadda STS System Technology Services waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyeynaysa...
26/05/2026

✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨

Shirkadda STS System Technology Services waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. 🌙🐐

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasheena wanaagsan, qalbiyadeennana ka buuxiyo nabad, farxad iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, guul iyo reyn reyn ha idiin noqoto adinka iyo qoysaskiinnaba. 🤍
Eid Mubarak to you all! 🌟


Waxaad naga helaysaan 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗸𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 oo isugu jiro nuucyo kala duwan kuwaan oo aad u isticmaali karto gurigaaga,hotel ...
26/05/2026

Waxaad naga helaysaan 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗸𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 oo isugu jiro nuucyo kala duwan kuwaan oo aad u isticmaali karto gurigaaga,hotel kaaga,xarumaha dowliga,goobaha shaqada iyo wixii lamid ah.

Waxaan idin diyaarinay 𝐬𝐡𝐨𝐰 𝐫𝐨𝐨𝐦 ay ku diyaarsan yihiin dhammaan qalabkeennu.

Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale 𝗱𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 qaad Hal sano ah.

Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:

Wixii faah-fahfahin ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 ⁨61 3752222⁩







Amni Casri ah oo Aad Ku Kalsoonaan Karto!𝐓𝐡𝐮𝐦𝐛 𝐅𝐢𝐧𝐠𝐞𝐫𝐩𝐫𝐢𝐧𝐭 𝐒𝐦𝐚𝐫𝐭 𝐃𝐨𝐨𝐫 𝐋𝐨𝐜𝐤– xal amni oo casri ah oo fududeynaya Furida a...
24/05/2026

Amni Casri ah oo Aad Ku Kalsoonaan Karto!

𝐓𝐡𝐮𝐦𝐛 𝐅𝐢𝐧𝐠𝐞𝐫𝐩𝐫𝐢𝐧𝐭 𝐒𝐦𝐚𝐫𝐭 𝐃𝐨𝐨𝐫 𝐋𝐨𝐜𝐤– xal amni oo casri ah oo fududeynaya Furida albabkaaga isla markaana ilaalinaya hantidaada.

✅ Furitaanka faraha (Fingerprint)
✅ Password ammaan ah
✅ Furaha caadiga ah (Key)
✅ Kaarka (Card Access)
✅ Mobile App control

Ku raaxayso badbaado, fududaan, iyo tiknoolajiyad casri ah—hal qalab oo isku daraya dhammaan.

🏠 Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada
⚡ Rakibid fudud & isticmaal sahlan

📞 Naga soo wac: +252616652222 / +252613752222
🌐 Booqo boggayaga: www.globalsts.net
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya



Maleedahay Guri 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪 Ama 𝐕𝐢𝐥𝐥𝐚 ah maku dhibantahy furidda Irida Iyo xiriddeeda?Waxaan idin diyaa rinay 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨_𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐜𝐨𝐦 k...
21/05/2026

Maleedahay Guri 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪 Ama 𝐕𝐢𝐥𝐥𝐚 ah maku dhibantahy furidda Irida Iyo xiriddeeda?
Waxaan idin diyaa rinay 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨_𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐜𝐨𝐦 kas oo Ka cawinayo Inaad Albaabka Guriga ka furi kartid adiga oo Jooga fadhiga ama jiifkaa

Waxaan idin diyaarinay 𝐬𝐡𝐨𝐰 𝐫𝐨𝐨𝐦 ay ku diyaarsan yihiin dhammaan qalabkeennu.

Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale 𝗱𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 qaad Hal sano ah.

Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:

Wixii faah-faahin ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222







Macamiil Waxa ku kenay 𝐖𝐚𝐥𝐤 𝐓𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐌𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫 tayo sare leh, kuna habboon goob kasta oo u baahan amni iyo hubin sax...
18/05/2026

Macamiil Waxa ku kenay 𝐖𝐚𝐥𝐤 𝐓𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐌𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫 tayo sare leh, kuna habboon goob kasta oo u baahan amni iyo hubin sax ah.

✅ Ogaansho sax ah (Gun, Knife, Mobile, Watch & walxo kale oo bir ah)
✅ Xawaare sare & kalsooni buuxda
✅ Ku habboon: Garoomada diyaaradaha, Xarumaha dowladda, Isbitaalada, Dugsiyada, Hotelada & Xafiisyada
✅ Teknoolojiyad casri ah oo la jaanqaadaysa baahida amniga maanta

📍 Cinwaan: Makka Almukarama Road, Taleh – Muqdisho, Somalia
📞 Tel: +252 613752222 / +252 616652222
🌐 Website: www.globalsts.net

📧 Email: [email protected]

👉 La xiriir STS maanta si aad u hesho xal amni oo lagu kalsoonaan karo




JUMMA MUBARAK
15/05/2026

JUMMA MUBARAK



Address

4th Floor Daru Tawhid Plaza Maka Al Mukarama Road Mogadishu
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613752222

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when System Technology Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to System Technology Services:

Share