Deero Enterprise

Deero Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deero Enterprise, Business service, HQ Digfeer Road, Hodan District, Mogadishu.

26/04/2026

๐Ÿš€โœจ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ: ๐——๐—ถ๐—ฏ-๐˜‚-๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ

Deero Advert waa xarun hormuud u ah horumarinta xirfadaha oo in ka badan 6 sano u adeegaysay bulshada Soomaaliyeed, isla markaana tababartay 2,400+ xirfadlayaal. Sanadka 2026, waxay la timid dib-u-habeyn weyn iyo adeegyo cusub si loo xoojiyo kartida iyo hibada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Barnaamijyada cusub waxaa ka mid ah koorsooyin xirfadeed oo si toos ah ula jaanqaadaya baahida suuqa shaqada, seminaaro bilaash ah oo diiradda saaraya xirfadaha, suuqa shaqadda iyo ganacsiga, tartamo hal-abuur leh oo abaalmarino wata, mentorship xirfadeed, iyo madal dijital ah oo fududeynaysa wadaagista aqoonta.

Haddii aad rabto inaad kobciso xirfadahaaga oo aad diyaar u noqoto mustaqbal ifaya, hadda ku soo biir Deero Institute kana faaโ€™iidayso fursadahan cusub!

๐Ÿซต ๐Ÿ˜ Maxaad sugeysaa? Ku soo biir Deero Institute maanta!

โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..
๐Ÿ”” ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
๐Ÿ“ž Phone: +252618553566
๐Ÿ’ฌ WhatsApp Link: https://wa.link/r22kjk
๐Ÿ“ Xarunta Dhexe: Digfeer, Degmada Hodan, Muqdisho

๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ถ๐—ฟ๐—น๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—–๐—ง ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿ’ป๐ŸŒโœจ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ปGabdhaha waa tiirka hal-abuurka, horumarka, iyo isbeddelka dijitaalka ah ee maa...
23/04/2026

๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—š๐—ถ๐—ฟ๐—น๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—–๐—ง ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿ’ป๐ŸŒโœจ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป
Gabdhaha waa tiirka hal-abuurka, horumarka, iyo isbeddelka dijitaalka ah ee maanta iyo berri. Maalintan qiimaha leh waxay muujinaysaa doorka muhiimka ah ee gabdhuhu ku leeyihiin horumarinta tiknoolajiyadda iyo dhismaha bulsho aqoon ku dhisan oo loo siman yahay. Waa fursad lagu xoojinayo ka qaybgalka gabdhaha ee ICT.

Shirkadda Deero, iyada oo kaashanaysa qeybteeda Deero Institute, waxaa naga goโ€™an inaan xoojino taageerada gabdhaha ku jira ICT, annagoo siinayna fursado waxbarasho, tababaro xirfadeed, iyo helidda teknoolajiyada casriga ah. Dhiirrigelinta gabdhaha inay ku biiraan sayniska iyo tiknoolajiyadda waxay horseed u tahay koboc waara. Waxaa muhiim ah in la abuuro deegaan dhiirrigelin leh oo kobciya kartidooda.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan hablaha Soomaaliyeed ee ku jira ICT-ga, kuwaas oo si geesinimo leh u matalaya hal-abuurka iyo horumarka dalka. Dadaalkiinna iyo kartidiinnu waa iftiin horseed u ah mustaqbal dijitaal ah oo ifaya.

Ugu dambayn, waxaan ku boorinaynaa gabdhaha Soomaaliyeed inay rumaystaan awooddooda oo ay raacaan riyadooda. Mustaqbalka ICT wuxuu u baahan yahay hal-abuurkooda iyo geesinimadooda.

Deero Enterprise = Deero Advert, Deero Institute iyo Raadsan Tech

๐ŸŒโœจ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ƒ๐š๐ฒ.Maanta oo kale, 21-ka Abriil, dunidu waxay u dabbaaldegtaa Maalinta Hal-abuurka i...
21/04/2026

๐ŸŒโœจ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ƒ๐š๐ฒ.

Maanta oo kale, 21-ka Abriil, dunidu waxay u dabbaaldegtaa Maalinta Hal-abuurka iyo Hindisaha Adduunka (World Creativity and Innovation Day). Waa maalin lagu xuso muhiimadda ay hal-abuurka iyo fikradaha cusub u leeyihiin horumarka aadanaha iyo xallinta caqabadaha jira.

Anaga oo ah Deero, waxaan aaminsanahay in hal-abuurku yahay wadnaha ganacsi kasta oo guulaysta. Mar walba waxaan diyaar u nahay inaan fikradahaaga u beddelno xaqiiqo dhab ah, annaga oo ku siinayna xalal kala duwan oo hirgelinaya aragtidaada.

๐ŸŽ‰ Hambalyo dhammaan hal-abuurayaasha Soomaaliyeed!
Ha joojin inaad dunida ku soo kordhisaan wax cusub oo qiimo leh.

Deero Institute, Deero Advert, Raadsan Tech

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจShirkadda Deero waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed...
19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ

Shirkadda Deero waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid wanaagsan, Alle ha naga aqbalo acmaashii suubbaneed ee Ramadaan.

๐ŸคฒAllaha naga dula qaado abaarta iyo roob laโ€™aanta nahaysato, waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa inay isku gurmadaan, is kaashadaan, iskuna duceyaan.

Deero Advert, Deero Institute, Raadsan Tech

๐Ÿš€๐Ÿ‘Œ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ-๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ก๐—ข๐—š๐ŸดDeero Advert, oo ka tirsan Deero Group, waxay ku faraxsan tahay in...
13/12/2025

๐Ÿš€๐Ÿ‘Œ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ-๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ก๐—ข๐—š๐Ÿด
Deero Advert, oo ka tirsan Deero Group, waxay ku faraxsan tahay inay sanadkii 10-aad si joogto ah u garab taagan tahay bahda Somali Network Operators Group, Annagoo kaalin muuqata ka qaadanayna taabagalinta shirka 8aad. waxaan bahda SomNOG uga mahadcelineynaa abaalmarinta ay siiyeen Deero Advert, waana ku mahadsanyihiin.

Deero waxay si qoto dheer u rumeysan tahay in isku-tiirsanaanta iyo wada-shaqeynta bulshadeennu aytahay furaha horumarka, isku-filnaanshaha, iyo kobaca dalkeena. Sidaas awgeed, waxaan si joogto ah u taageernaa shirarka aqoonta, wadaagista fikradaha, iyo iskaashiga bulshada. Deero mar walba waa diyaar inay ka qayb qaadato, taageerto, isla markaana wax walba u hurto dadaallada horseedaya horumar, hal-abuur iyo isku-tiirsanaan bulsho sida Somali Network Operators Group.

Waxaan mahadnaq ballaaran u diraynaa Maamulka SomNOG8, shirkadaha taba galiyay, iyo dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay habsami u socodka SomNOG8. Sidoo kale, waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa kooxdeena hal-abuurka leh, oo shaqo adag ka qabatay nashqadeynta, duubista, tafatirka muuqaalada, iyo kor u qaadista bilicda shirka, taasoo si weyn uga gacan siisay guusha SomNOG8. Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiinna iyo kartidiinna.

Deero Group: Deero Advert Deero Institute & Raadsan Tech

Address

HQ Digfeer Road, Hodan District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deero Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share