NABAD IYO NOLOL

NABAD IYO NOLOL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NABAD IYO NOLOL, Aerospace Company, Mogadishu.

Permanently closed.
Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga y...
13/10/2023

Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga yeeloow.

Illaahii nabbigiisi muuse CS Hooyadii amray inay badda ku tuurto! Ee isla baddii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisi Yuusuf CS goortii Ceelka ay ku tuureen walaalihiis, ciiddan ooman u keenay ee isla ceelkii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisii yuunis CS Saddexda mugdi dhexdiisa ugu gargaaray ee Nibirigii liqay isla isagii ku badbaadiyoow.

Illaahii Nabbigiisii Muxammed صلى الله عليه وسلم Habeenkii Dhagarta Mushrikiintii Qureysheed Ka seexiyay ee ka indha saabay ee nabbad-galyo korkiisa ka yeellayoow

Rabboow Ergo ayaanu kuu nahay Duco ayaanu awoodnaa Waadna ogtahay Xaalada walaalaheen falastiin iyo axwaashooda Adigaana Nooga Naxariis badan Maatida iyo maxasta Gantaaluhu ku dhacayaan, Oo adigaa Nooga Aqoon badan Sida sharaftooda iyo wanaagoodu ku jiro.

Rabboow waxaanu kuu taagnay gacmaha Adiga ayaa ah mid ka xishooda addoonkiisa oo gacan madhan inuu ka laabto

Rabboow Waa Maalin barakaysan Oo baryadaadu Nagu waajib tahaye Rabboow kaaga warami-mayno Culayska iyo cadaadiska haysta addoomahaaga Kor u dhawaaqayee Rabboow Gargaarkaaga mooyee ma jiro Garab kale Oo lagu tiirsadaaye Rabboow Naga ajiib baryada oo Guusha ka yeel dhankooda

آمين يا أرحم الراحمين 🤲🤲😭😭

08/09/2022

Somalia Baahane Soo Sheega

Page'ka Follow Garee

21/07/2021
28/02/2021

Guushu gaashaanka dalka waa
Cidan qaranka soomaaliyeed
Guuul inta jecel somalia

07/02/2021

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NABAD IYO NOLOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share