Dal-dhowr Media

Dal-dhowr Media Dal-dhowr is a lacal NGO which serves society to lead good vision and also helps the weak peoples and needies. Dal-dhowr stands for developing environment.

11/07/2024

🥰🤷🥰

27/04/2024
27/04/2024

BARA KICIYE BULSHO AMA BADBAADIYE BULSHO.
AYAA SOO XUSUUSTAY WALAAHI.

27/04/2024

Ruushka oo Fursad Ka Helay Dalal Afrikan ah Oo Iska Caydhiyay Ciidamada Maraykanka……………….

Dalkii labaad kaasi oo ku yaalla galbeedka Afrika ayaa ku amray Mareykanka inuu ciidamadiisa kala baxo , iyadoo hadda la billaabay qorshaha uu Mareykanka ciidankiisa ugala baxayo.

Kaddib Niger oo go’aankan oo kale qaadatay dalka labaad ee hadda iska saaraya ciidanka Mareykanka waa Chad, waxa dhabar-jabka ku ah Mareykanka waa in sidoo kale saldhig ciidamada cirka oo laga dhisayay caasimadda Chap ee N’Djamena la joojiyay, waxaa qorshuhu ahaa in Mareykanka uu saldhiggaa ka maamullo howlgalladiisa galbeedka Afrika, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters.

Tallaabadan ayaa waxa ay fursad gaar ah u noqotay dawladda Ruushka oo isku fidinaya dalalka Galbeedka Afrika.

27/04/2024
27/04/2024
27/04/2024

Raashiin la xaday oo qaranka lahaa iyo dhaqaalihii dowlada mareykanka siin jirtay Ciidanka soomaaliya oo la xanibay.
Waa Fadeexad weyn.

25/09/2023

WUU DHINTAY WUU BAXSADAY AYAA NAGU CAMIMISAY EE HADANA AFUUFOOW MAA NOOGU DARTAY !!!!
II WAD SHEEKADA.

Hal sano iyo hal bil 24 maslmood  iyo wasiirkii maalid ruf.Kii arimaha dibadana jidkuu ku soo jiraa, kii Amnigana waa lo...
09/07/2023

Hal sano iyo hal bil 24 maslmood iyo wasiirkii maalid ruf.
Kii arimaha dibadana jidkuu ku soo jiraa, kii Amnigana waa loo yaabaa.

Waxaa loo xushay Shabeelaha Hoose  iyo Gedo.
24/06/2023

Waxaa loo xushay Shabeelaha Hoose iyo Gedo.

Address

Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal-dhowr Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dal-dhowr Media:

Share