Hiilliye Consultancy

Hiilliye Consultancy Expertise in Law, Excellence in Communication.

๐‡๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง๐œ๐ฒ ๐ข๐ฌ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ญ๐จ ๐›๐ž ๐ฉ๐š๐ซ๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐„๐€๐‚๐Ž๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ข๐ง ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎA great platform bringing together leaders, professio...
09/10/2025

๐‡๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง๐œ๐ฒ ๐ข๐ฌ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ญ๐จ ๐›๐ž ๐ฉ๐š๐ซ๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐„๐€๐‚๐Ž๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ข๐ง ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ

A great platform bringing together leaders, professionals, and innovators from across East Africa to strengthen cooperation and shared progress.

We believe in regional collaboration as a key path to sustainable development and collective growth.

18/07/2025

๐€ ๐ช๐ฎ๐ข๐œ๐ค ๐ฅ๐จ๐จ๐ค ๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐๐ž ๐จ๐ฎ๐ซ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ญ๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ.

This video captures just a glimpse of the energy, engagement, and growth that happened during our two-day training with Hormuud Telecomโ€™s branch managers.

๐„๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐š๐ง๐œ๐ก ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ซ๐ฌ: ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆOver two days, Hiilliye Consultancy delivered an ...
14/07/2025

๐„๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐š๐ง๐œ๐ก ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ซ๐ฌ: ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ

Over two days, Hiilliye Consultancy delivered an interactive training for Hormuud Telecomโ€™s branch managers, which is focused on:
โœ” Building leadership through effective communication
โœ” Resolving workplace conflicts professionally
โœ” Strengthening customer interactions with clarity and care

This session was more than just learning, it was about practical tools, real-world examples, and human-centered facilitation.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ! Hiilliye Consultancy waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa 65-sanoguuradii kasoo wareegatay Maalinta...
30/06/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ! Hiilliye Consultancy waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa 65-sanoguuradii kasoo wareegatay Maalinta Xorriyadda Gobolada Koofureed ee Soomaaliya iyo Midnimada umadda Soomaaliyeed

Today, on ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ we stand in solidarity with all displaced people, refugees and internally displaced per...
20/06/2025

Today, on ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ we stand in solidarity with all displaced people, refugees and internally displaced persons (IDPs).

In Somalia, millions are living in displacement, including those who have sought refuge from across borders. IDPs, often overlooked, are refugees within their own homeland, and they deserve the same protection, dignity, and access to justice as any other.

Waxaan hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxa u diraynnaa guud ahaan umadda muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaa...
05/06/2025

Waxaan hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxa u diraynnaa guud ahaan umadda muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ciid Wanaagsan, nabad, farxad iyo caafimaad kula ciida eheladiina iyo asxaabtiina.


๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐งMunaasabadda Ciidul Fidriga awgeed, waxaan farxadda Ciidda la qeybsanayaan dhammaan ummadda muslimiinta me...
29/03/2025

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง

Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed, waxaan farxadda Ciidda la qeybsanayaan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, si gaar ah shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Alle weyne ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan, Sannadkan sannadkiisana nagu gaarsiiyo nabad, farxad iyo baraare.

RAMADAN MUBAARAK ๐ŸŒ™Waxaan farxada bilashada bisha Ramadaan la qeybsaneynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Eebbe wa...
28/02/2025

RAMADAN MUBAARAK ๐ŸŒ™

Waxaan farxada bilashada bisha Ramadaan la qeybsaneynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Eebbe waydiisaneynaa inuu bishan innoogu dhigo bil kheyreed, uuna na waafajiyo acmaasha wanaagsan iyo barakada bishan.

Waxaa sharaf inoo ah inaan ka shaqeynay Shir Sanadeedkii 7aad ee Garsoorka Dalka oo 16โ€“17ka bishan ku qabsoomay magaalad...
23/01/2025

Waxaa sharaf inoo ah inaan ka shaqeynay Shir Sanadeedkii 7aad ee Garsoorka Dalka oo 16โ€“17ka bishan ku qabsoomay magaalada Muqudisho, isla markaana uu cinwaankiisu ahaa '๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š.'

Waxyaabaha aan ka shaqeynay muddadii shirka ka hor iyo intii uu shirka socday waxaa kamid ah; in aan siinnay dhammaan adeegyada la xiriira warbaahinta iyo xiriirka (Communication & Media). Adeegyada aan bixinnay waxaa kamid ah, diyaarinta muuqaalo kala duwan, documentary films, Posters kala duwan iyo istaraatiijiyadda baahintooda. Sidaas oo kale waxaan diyaarinnay nuxur qoraaleedyada shirka ee la baahiyay maalmihii shirka ka horeeyay iyo intii uu shirka socday.

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo adeegyadan oo kale oo si heersara ah laguugu qabanaayo fadlan nala soo xiriir maantaba.

Mahadsanidiin.

23/01/2025

๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐ƒ๐จ๐œ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ซ๐ฒ: Waaqaca uu ku sugan yahay Garsoorka Dalka iyo caqabadaha waaweyn ee uu wajahayo.



11/01/2025



๐’๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Shi...
08/01/2025

๐’๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2025 uu dhici doono 15โ€“16 bishan Janaayo ee 2025.

Nagu soo biir oo nagala soo qeybgal Shirka si aan u qaabeyno mustaqbalka Garsoorka Dalka.



Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Telephone

+252682242761

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiilliye Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiilliye Consultancy:

Share