Door Company

Door Company Ka dalbo adeeg walba oo aad doonayso Shirkada Door

Jimca Mubarak dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Macaamiisha Door Company, Waa jimcihii ugu danbeeyay ee sanadka 2...
27/12/2024

Jimca Mubarak dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Macaamiisha Door Company, Waa jimcihii ugu danbeeyay ee sanadka 2024, Allow na waafaji kheerkiisa.

Lasaaxiib Door Company.











Wargelin Muhiim ah: Macaamiilsheena Shirkada Door Company Waxa aan ogaysiinaynaa in China la gali doono fasaxa Sanadka c...
25/12/2024

Wargelin Muhiim ah:

Macaamiilsheena Shirkada Door Company Waxa aan ogaysiinaynaa in China la gali doono fasaxa Sanadka cusub kaas oo bilaaban doono 1-Jan-2025, Hadabba Macaamiil, Waxa aan kugu war gelinaynaa in aad dalabkaaga soo gudbisato inta aan la gaarin sanadka cusub.

Sidoo kale in Khamiista 26-Dec-2024, uu markabka ugu danbeeyay ee sanadka 2024 soo bixi doona, Haddaba Alaabtaada Horay ugee Xarunteena si aan kugu soo qaadno.

Lasaaxiib Door Company.









Macaamiil Ma rajaynaysaa in aad Ganacsi bilowdid Door Company Waa garabkaaga. Lasaaxiib Door Company.
22/12/2024

Macaamiil Ma rajaynaysaa in aad Ganacsi bilowdid Door Company Waa garabkaaga.

Lasaaxiib Door Company.









Jimca wanaagsan dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Macaamiisha Door Company. Lasaaxiib Door Company.
19/12/2024

Jimca wanaagsan dhamaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Macaamiisha Door Company.

Lasaaxiib Door Company.









Macaamiil shirkadda Door Company waxa ay kuu fududeenaysaa in ay alaabaha aad dalka dibadiisa ka rabtid kuu soo gaddo ku...
18/12/2024

Macaamiil shirkadda Door Company waxa ay kuu fududeenaysaa in ay alaabaha aad dalka dibadiisa ka rabtid kuu soo gaddo kuuna keento dalka Gudahiisa.

Lasaaxiib Door Company.









Mudane/Marwa: Macaamiil Dhawaan Filo Adeeg Cusub oo ay Kuu soo Kordhisay Shirkadda Door Company.
19/10/2024

Mudane/Marwa: Macaamiil Dhawaan Filo Adeeg Cusub oo ay Kuu soo Kordhisay Shirkadda Door Company.





Macaamiil waxa aan idin keennay saacaddo Ragga ah oo fashion ah, waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.Hadda dalbo oo h...
23/09/2024

Macaamiil waxa aan idin keennay saacaddo Ragga ah oo fashion ah, waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.

Hadda dalbo oo hadda hel.











Macaamiil waxa aan idin keennay Airpods ka TWS Air 31, waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.Hadda dalbo oo hadda hel. ...
12/09/2024

Macaamiil waxa aan idin keennay Airpods ka TWS Air 31, waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.

Hadda dalbo oo hadda hel.







Macaamiil waxa aan idin keennay P9Ultra2, waa sad dhameestiran kaas oo wata Dhagaha P9 iyo Saacad Samart watch eh, Saaca...
09/09/2024

Macaamiil waxa aan idin keennay P9Ultra2, waa sad dhameestiran kaas oo wata Dhagaha P9 iyo Saacad Samart watch eh, Saacadaasine waxa ay wadataa 7 suun oo kala duwan.

waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.

Hadda dalbo oo hadda hel.











09/09/2024

Macaamiil waxa aan idin keennay P9Ultra2, waa sad dhameestiran kaas oo wata Dhagaha P9 iyo Saacad Samart watch eh, Saacadaasine waxa ay wadataa 7 suun oo kala duwan.

waxa aadna ka heli kartaa kalaro badan.

Hadda dalbo oo hadda hel.











05/09/2024

Mudanne/Marwo Macaamiil Door Company Waxa ay kuu dalbaysaa kuuna keenaysaa Alaab walba oo aad uga baahantahay Dalka Dibadiisa: Gaar ahaan: Wadamada China iyo Dubai, Iyada oo ay alaabtaasi kugu imaan doonto Qiimo Macquul ah iyo Waqti Kooban.

Ka dalbo Alaab walba Dunida Dacaladayda.









Address

Rugsan Mall
Mogadishu

Telephone

+252615485888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Door Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Door Company:

Share