23/05/2026
Afhayeenka madaxweynihii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo, Cabdirashiid Duqoow, ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Hassan Sheikh Mohamud inay caburin iyo handadaad ku hayso dhalinyarada ka aragti duwan siyaasadda dowladda. Wuxuu sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay cabashadooda muujiyaan, isagoo ku baaqay doorasho lagu kalsoon yahay iyo dowlad ilaalisa xuquuqda shacabka.