Ahmed Nuur

Call Directions

Ahmed Nuur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Nuur, C/naasir, Muqdisho.

26/07/2026

Tix Gilgishay Quluubta: Xaqiiqada Gobolka Gedo

Abwaan Muuse Hadal Wanaajiye ayaa tix dareen iyo murugo xambaarsan ku cabbiray xaaladda adag ee muddooyinka badan ka taagan Gobolka Gedo.

Tixdiisa wuxuu ku iftiimiyey colaadaha soo noqnoqday, buundooyinkii go'ay ee hakiyey isu socodka bulshada, kala daadsanaanta shacabka, iyo baahida loo qabo in dadka reer Gedo ay u midoobaan nabadda, wadajirka iyo dib u dhiska deegaankooda.

Abwaanku wuxuu bulshada ugu baaqayaa inay ka gudbaan kala qaybsanaanta, una istaagaan sidii loo heli lahaa mustaqbal ay ku jirto nabad, horumar iyo isku duubni.

šŸŽ„ Daawo tixda oo dhammaystiran, lana wadaag aragtidaada.

asc sxb bayal jimcemobareg
28/05/2026

asc sxb bayal jimcemobareg

26/05/2026

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegey in dhexdhexaadintii ay Mucaaridka & Dowladda ay ka suurageli weydey Odayaasha Muqdisho.

26/05/2026

Hotel Jazeera ee Muqdisho Kulan ayaa uga furmay Odayaasha Dhaqanka iyo Mucaaradka Dowladda

24/05/2026

Nin wax ka sheegay nadaafadda Itoobiya.

Address

C/naasir
Muqdisho

Telephone

+25261367792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share