Safari Restaurant Qardho

Safari Restaurant Qardho Safaari Restaurant - Qardho is an professional or international hotel in Qardho Puntland Somalia

SAFARI MALL HALL.soo dhowaada mudane/marwo.
07/05/2024

SAFARI MALL HALL.
soo dhowaada mudane/marwo.

03/05/2024

Dhaylo complete.
Waa dhaylo dhamaystiran.
Waxadna ka heleysaa
SAFARI RESTAURANT.
inta Waxaa Dheer Goobkasta iyo Meelkasta aad joogto in Laguugu Keenayo . Hamoogaan oo Horey ugaar Safari Restaurant
Kala xirir Number kan 0907735358
Si Laguugu Diyaarsho Mahadsanid ..

SAFARI MALL QARDHO.Team workers.
03/05/2024

SAFARI MALL QARDHO.
Team workers.

Qardho oo Roobsatay Caawa Safari Restaurant Markasta Hamoogaan ❤     Mahadsanid
20/04/2024

Qardho oo Roobsatay Caawa
Safari Restaurant Markasta Hamoogaan ❤
Mahadsanid

Eid Muba🌙Maalinta Ciida iyo Safaari Hotel Hamooganina Hambalyo Shirkada Safari Mall waxay Hambalyo Udireysaa Dhamaan Uma...
09/04/2024

Eid Muba🌙
Maalinta Ciida iyo Safaari Hotel Hamooganina

Hambalyo Shirkada Safari Mall waxay Hambalyo Udireysaa Dhamaan Umadda Muslimka gaar ahan Bulsho Weynta Somaliyeed عيد مبارك كل عام وانتم بخير ilaahy Eidkan Kisa kale Bash Bash iyo Barwaqo haynagu Gaarsiyo 🤲🤲❤️

Maalinta Ciidka
Kuraaxeyso oo Farxad Kuqaado Safaari Hotel Qardho goobo Loogu Talagalay oo Kucajab Galiya.!

12/03/2024

Ramadaan Day 02
M.allah ilahyba Mahad usugnatay oo Nasoo Gaarsiyey Bisha Barakaysan ee Ramadaan
Ka afur , Kacashe o Kunaso Safari Hotel Qardho

رمصان مباركتقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمالShirkada Safari Hotel Qardho Waxay Hambalyo ku aadan Bisha Ba...
10/03/2024

رمصان مبارك

تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال

Shirkada Safari Hotel Qardho Waxay Hambalyo ku aadan Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diraysaa Ummadda Islaamka ah, Shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Reer Puntland.

Waxaan Allaah u waydiinaynaa Ummada Muslimiinta ah in uu u fududeeyo gudashada waajibaadka bishaan barakaysan, Eebe Sandkaan kiisa kale nabad iyo Barwaaqo hanagu gaarsiiyo.

Ku_naso oo Ka_afur Safaari Restaurant & Hotel Qardho.

Shirkada SAFARI_MALL ayaa qabatay munaasabadii sanad laha ahayd taas oo lagu maamuuso kartida iyo waxqabadka wanaagsan e...
08/03/2024

Shirkada SAFARI_MALL ayaa qabatay munaasabadii sanad laha ahayd taas oo lagu maamuuso kartida iyo waxqabadka wanaagsan ee hawl-wadeenada shirkada Safaari Qardho.

Maamulka sare ee shirkada Safaari ayaa hawl-wadeenada gudoonsiiyay shahaadooyin iyo abaal-marino lagu dhiirigelinayo shaqadii wanaagsanayd ee ay soo qabteen sanadkii taggay, lagulana dardaarmayo sanadka cusub.

Maamulaha Guud ee shirkada SAFARI MALL QARDHO ayaa munaasabadda ka hadlay, waxayna shaqaalaha uga mahad-naqeen dedaalkooda.

15/11/2023

Qardho Roobsatay saakay
iyo jawi Dagan Safari Restaurant Qardho
Naftaada Kafarxi oo jawi kuqaado Safaari Hotel Mahadsanid

25/05/2023

Jawi Dagan + Roob
Safaari-Hotel-Qardho Hamoogaan

Qardho oo Roobsatay Safari Restaurant Markasta Hamoogaan ❤     Mahadsanid
01/04/2023

Qardho oo Roobsatay
Safari Restaurant Markasta Hamoogaan ❤
Mahadsanid

Address

Qardho

Telephone

+252907735358

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safari Restaurant Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safari Restaurant Qardho:

Share