07/09/2023
الحمد لله على نعمه العلم ، ونعم العطاء ، ربي زدني علما والحقني بالصالحين📚
waxaan maanta Difaacday buugaygii iyo systemkaygii jaamacdda ee heerka koowaad. Eebbe ayaa mahad iska leh igu simay inaan halkan soo gaadho, mahadi ha gaadho qoyskayga iyo qofkasta oo qaybka ahaa inaan Maanta halkaan soo gaadho.
Waxaan Halkaan Si gaar ah ugu Mahad celinayaa hooyday Safiya haybe faarax oo Dhiig , dhaqaallo iyo Dhiiro-gelin mar walba ila garab taagneed , ahaydna furaha guulkasta oo aan gaaro.
Waxaan kaloo u Mahad Celinayaa Saaxiibada aan Buugga isla difaacannay oo aan isla soo marnay marxalado adag kana soo wada gudubnay , waxaana urajeen cilmi naafica iyo mustaqbal wanaagsan.