Qawdhan Multi Services

Qawdhan Multi Services

Shirkada Iso socodka Dadka  & alaabaha ee   oo shaacisay inay qaadanayso shaqaale Cusub ilaa 13/8/26 , shaqaalahaasi oo ...
11/08/2026

Shirkada Iso socodka Dadka & alaabaha ee oo shaacisay inay qaadanayso shaqaale Cusub ilaa 13/8/26 , shaqaalahaasi oo ka shaqayn doona magaalooyin kala duwan , hadaba si aad ugua faa,idaysato fadlan buuxi shuruudaha looga baahan yahay ee hoos ku qoran.

Nasiib wacan



Shirkada Iso socodka Dadka  & alaabaha ee Som Bader oo Xafiisyo Cusub ka furatay Gobolada bariga ee Sland gaar ahaan mag...
09/08/2026

Shirkada Iso socodka Dadka & alaabaha ee Som Bader oo Xafiisyo Cusub ka furatay Gobolada bariga ee Sland gaar ahaan magaalooyinka Burco & BerBara . Hadaba munaasibada xafiisyada Cusub awgeed waxay shirkadu si lacag la,aana( free) uugu qaadaysaa alaabaha(parcels) ay isku dirayaan macaamiishu Magaalooyinka Burco & Berbera .



Qawdhan Multi Services   waxuu Si diiran usoodhawaynayaa  Shirkada Cusub ee "Hayin Transportation"oo ku soo biirtay Suuq...
07/08/2026

Qawdhan Multi Services waxuu Si diiran usoodhawaynayaa Shirkada Cusub ee "Hayin Transportation"
oo ku soo biirtay Suuqa Shirkadaha Dadawayanaha Ee isku xidha magaalooyinka
1.Hargaysa ilaa Jigjiga

Shirkada Cusub ee Isu socodka Dadka & Alaabaha ee Hayin Transportation ayaa si rasmi ah ubilawday Shaqadeedii safarka, Taas oo ukala gooshaysa magaalooyinka waawayn.

Sidookale shirkadu waxay qiima dhimis balaadhan oo 70% usamaysay lacagta nooliga 100 qof ee ugu horeeya ee Ku safra gaadiidka shirkada




Makuu qorshaysan tahay inaad Mar uun Safar Dalxiis ku tagto Deegaanka quruxda badan ee (Shabeelay Resort). Qawdhan Multi...
06/08/2026

Makuu qorshaysan tahay inaad Mar uun Safar Dalxiis ku tagto Deegaanka quruxda badan ee (Shabeelay Resort).
Qawdhan Multi Services waa fududeeyaha Safar Dalxiiseed kaaga .

"Qawdhan Multi services" wuxuu idiinku diyaariyay Hal meel Adeegyo kala duwan, waxaanad ku heli kartaa adeegyadaas qaab ...
01/08/2026

"Qawdhan Multi services" wuxuu idiinku diyaariyay Hal meel Adeegyo kala duwan, waxaanad ku heli kartaa adeegyadaas qaab online ah adigoo jooga Gurigaaga/Goobtaad shaqo.

"Yaan lamoogaan"



Caawimaada Safarkaagu waa mudnaantayada 1aad. H**e usoo gaadh
25/07/2026

Caawimaada Safarkaagu waa mudnaantayada 1aad.
H**e usoo gaadh

โšฝ SAADAALI  CIYAARTA CAAWA OO KU GUULAYSO $5 ๐Ÿ’ตArgentina ๐Ÿ†š Spain๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ qofka โžก๏ธ๐—น๐—ถ๐—ธ๐—ฒ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐˜โžก๏ธ๐—ณ๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ...
19/07/2026

โšฝ SAADAALI CIYAARTA CAAWA OO KU GUULAYSO $5 ๐Ÿ’ต
Argentina ๐Ÿ†š Spain

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ qofka

โžก๏ธ๐—น๐—ถ๐—ธ๐—ฒ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐˜
โžก๏ธ๐—ณ๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ๐—ฝ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ
โžก๏ธ๐—ณ๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ๐—ฝ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ
tiktok.com/

โžก๏ธ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ป
โžก๏ธ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถntaada ku qor Commentiga adigoo ku mention garaynaya laba asxaabtaada ah

World Cup

Cali Muumin oo saadaashi Ciyaartii xalay ku guulaystay Hambalyo
16/07/2026

Cali Muumin oo saadaashi Ciyaartii xalay ku guulaystay
Hambalyo

โšฝ SAADAALI  CIYAARTA CAAWA OO KU GUULAYSO $5 ๐Ÿ’ตEngland ๐Ÿ†š Argentina Si,aad ugu guulaysato abaalmarinta sifiican ubuuxi Dha...
15/07/2026

โšฝ SAADAALI CIYAARTA CAAWA OO KU GUULAYSO $5 ๐Ÿ’ต
England ๐Ÿ†š Argentina

Si,aad ugu guulaysato abaalmarinta sifiican ubuuxi
Dhamaan

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ qofka

โžก๏ธ๐—น๐—ถ๐—ธ๐—ฒ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐˜
โžก๏ธ๐—ณ๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ๐—ฝ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ
โžก๏ธ๐—ณ๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ๐—ฝ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ
tiktok.com/

โžก๏ธ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ป
โžก๏ธSaadaalintaada ku qor Commentiga adigoo ku mention garaynaya laba asxaabtaada ah commentiga dhexdiisa

Fg: waqtigu wuxuu ku egyahay Ciyaartu intayna bilaabmin

World Cup

Address

Khaalidmuste122@@gmail. Com
Togwajaale

Telephone

+252634216759

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qawdhan Multi Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share