MGE Group

Directions

MGE Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MGE Group, Hargeisa, Wajaale.

MGE Waa Brand Casri Ah Oo Ku Takhasusay Soo Saarista ALAABTA ELECTRONIC Iyi QALAB JIMICSIGA (Fitness Equipment) Ujeeddada MGE Waa In Ay Dadka Siiso Alaab Tayo Sare Leh, Adkeysi Leh, Isla Markaana La Awoodi Karo..

Jimce Mubarak dhammaan macaamiisheenna. Ku jimcaysta saliga nabiga SCW.
10/09/2026

Jimce Mubarak dhammaan macaamiisheenna. Ku jimcaysta saliga nabiga SCW.

Ka dhig dharkaaga mid siman, giijisin oo nadiif ah adigoo adeegsanaya MGE Dry Iron. Ku dooro gacan-qabasho raaxo leh iyo...
08/09/2026

Ka dhig dharkaaga mid siman, giijisin oo nadiif ah adigoo adeegsanaya MGE Dry Iron. Ku dooro gacan-qabasho raaxo leh iyo degdegsiimo taas oo kuu fududaynaysa shaqada maalinlaha ah.

✅ Fast Heating
✅ Smooth Glide
✅ Comfort Grip

MGE Box Fan, ka dhigo wehelka raaxadaada. Ku isticmaal gurigaaga ama xafiiskaaga.
06/09/2026

MGE Box Fan, ka dhigo wehelka raaxadaada. Ku isticmaal gurigaaga ama xafiiskaaga.

WAaxa kuu diyaar ah MGE Power Bank casri ah hadda dalbo macmiil.✅ 6000mAh Large Capacity⚡ Quick Charge 3.0🔌 PD Fast Char...
02/09/2026

WAaxa kuu diyaar ah MGE Power Bank casri ah hadda dalbo macmiil.

✅ 6000mAh Large Capacity
⚡ Quick Charge 3.0
🔌 PD Fast Charging
💼 Portable & Reliable

MGE - Power When You Need It.

31/08/2026

MGE Power Bank, ku safar meelkasta iyo waqti kasta,

27/08/2026

MGE Earpods 🎧

Quality Sound, True Wireless Freedom!

Ku raaxayso cod nadiif ah, naqshad casri ah iyo isku-xidhnaan fudud meel kasta oo aad joogto.
MGE Earpods waxa loogu talagalay music, calls iyo nolol maalmeedkaaga. 🔥

MGE Wireless EarPods, ka dalbo tukaanada magaaladaada.
24/08/2026

MGE Wireless EarPods, ka dalbo tukaanada magaaladaada.

16/08/2026

Waxa aannu qayb ka ahayn Sponsor-ka xafladda Bandhigga Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.

Waxa farxad noo ahayd in aannu ahayn Sponsor-ka xafladda Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.
15/08/2026

Waxa farxad noo ahayd in aannu ahayn Sponsor-ka xafladda Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.

Address

Hargeisa
Wajaale
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MGE Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share