27/12/2018
Xubno matalayo Ururka Soyaal oo uu hogaaminahayo Guddoomiyaha Ururka Mudane Maxamuud Maxamed Cabdi (Midnimo) ayaa ka qayb galay Shirwanaha Qaran Ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Waxaan bogaadinaynaa in mar walbo dhalinyarada lasiiyo muhiimadda koowaad maadaama ay yihiin lafdhabarta bulshada.
Dhanka hoggaanka, Siyaasadda, Aqoonta iyo waxtarka.
Ha noolaato.