ATBMEDIATION.co

ATBMEDIATION.co ATBMEDIATION connects Africa and Turkeye,helping Busines trade and invest through effective mediation

Daaru salaam Tanzania🇹🇿 iyo ATBMEDIATION.co Amaan iyo adeeg hufan
24/01/2025

Daaru salaam Tanzania🇹🇿 iyo ATBMEDIATION.co

Amaan iyo adeeg hufan

23/01/2025

Maanta iyo u adeegida macaamiil ka mid ah macaamiisheena GALKACYO,SOMALIA.

Kusoo dhawàada ATMEDIATION amaano iyo adeeg hufan.

Waxaan Si hufan ugu adeegnay macaamiisheena muqdisho ee shirkada kireenta suitadka ee AMTHAL SUITS.Macaamiil kusoo dhawa...
22/01/2025

Waxaan Si hufan ugu adeegnay macaamiisheena muqdisho ee shirkada kireenta suitadka ee AMTHAL SUITS.
Macaamiil kusoo dhawaaw shirkada ATB MEDIATION oo ka caawineysa adeegyada aad uga baahan tahay dalka turkiga.

ATB MEDIATION IYO MÜSİAD FUARICarwada MÜSİAD EXPO oo labadı sanno hal mar la qabto ayaa maanta ka furantay magaalada Ist...
26/11/2024

ATB MEDIATION IYO MÜSİAD FUARI
Carwada MÜSİAD EXPO oo labadı sanno hal mar la qabto ayaa maanta ka furantay magaalada Istanbul MUSAID ayaa ka shaqeysa sı kor loogu qaado waxtarka ganacsıga suuqyad aduunka.
Madaxa shırkada ATB MEDIATION mudane Omar Abdıkarım shıre ayaa ka qeybgalay asıga oo matalaayo shırkada

Carwada aya socon doonta iyada oo furantay maanta 26 ilaa 29 bisha, waxaana qeyb ka ahaa shirkado ganacsi oo dunida ka kala yimid iyo madax kala duwan


GREAT THINGS ON THE WAY
06/11/2024

GREAT THINGS ON THE WAY

ISDHEXGALKA GANACSI EE AFRICA&TURKEY, waa mid koraya maalinba maalinta kadambeysa,sidoo kale ganacsigaasi wuxuu gelayaa ...
01/11/2024

ISDHEXGALKA GANACSI EE AFRICA&TURKEY, waa mid koraya maalinba maalinta kadambeysa,sidoo kale ganacsigaasi wuxuu gelayaa Qayb walba asagoo abuuraya fursaha ee aan sugeyn inta ay kadhalanayaan ,

Sidoo kale ganacsi Qaaradda iyo Waddanka Turkiga waxaad moodaa inuu noqonayo mid ay ka faa’ideyso mar walba ciddii kuhormarta, maantana waxaa furan fursaha ugu badan ee ay bixinayaan Shirkadaha wax soosaara ee dalka Turkiga

Si’aad unoqotid mid DYNAMICS ganacsi lajaan-qaada kana faa’iida waxaad ubaahantahay inaad Deg deg ulasoo xariirtii ATBMEDIATION oo ah Company dhalinyaro soomaaliyeed maamulkeeda Gacanta kuhayaan,kuuna fududeyneysa Talo iyo Tusaaleba inaad Qayb kanoqotid wax ka’iibsadeyaasha iyo milkiileyaasha berito ee shirkadaha faraha badan ee u hamuun qaba Saxiibo Ganacsi oo Qaaradda Africa ah

Dhammaan dad weyhana soomaaliyeed ee SHARAFta leh, ATBMEDIATION waxay 24saac diyaar idiin latahay iney idinka haqab tirt...
29/10/2024

Dhammaan dad weyhana soomaaliyeed ee SHARAFta leh, ATBMEDIATION waxay 24saac diyaar idiin latahay iney idinka haqab tirto Baahiyaha aad uqabtaan helidda Alaabaha aysoo saaraan WARSHEDAHA DALKA Turkiga JUMLO&TAFAARIIQ,GANACSI iyo ISTICMAAL intaba

Waxaan diyaar unahay inaan Talo kaasiino Qaabka aad uheli lahayd badeecada aad dooneysid anagoo kuudooreyn SHIRKADDA ama WARSHADDA ugu fiican, sidoo kale waxaan kaa taageeri doonaa LOJİSTİkkada ama Rarida alaabta anagoo kuu geyneyna wadan walba oo QAARADDA AFRICA ah .,

FADLAN NAGALASO XARIIR CIWAANADA HOOS IDIINKAGA MUUQDA

27/10/2024

ATB MEDIATION: Dhismaha Xiriirka Ganacsi ee Afrika iyo Turkiga

ATB MEDIATION waa shirkad ka shaqeysa dhismaha xiriirada ganacsi ee udhaxeeya Afrika iyo Turkiga. Ujeedkeennu waa in aan fududeyno is-dhexgalka ganacsiga iyo maalgashiga si aan u gaarno guulo waaweyn.

Adeegyada aan bixino:

Fududeynta Helidda Badeecadaha Turkiga:
Waxaan kugu caawinaynaa inaad heshid badeecadaha laga soo saaro Turkiga ee looga baahan yahay suuqyada Soomaaliya iyo Afrika.

Isku-xirka Shirkadaha iyo Ganacsatada:
Waxaan taageernaa ganacsatada Afrikaanka ah ee raba in ay helaan fursado la xiriira warshadaha Turkiga, si ay u helaan laamo (branch) iyo iskaashi waara.

Fududeynta Maalgashiga:

Waxaan gacan ka geysaneynaa shirkadaha Turkiga ee doonaya inay maalgashi ku sameeyaan Afrika, anagoo siinayna talooyin iyo hagid ku saabsan fursadaha ugu fiican.

ATB MEDIATION waxay ku dadaaleysaa in ay noqoto isha ugu weyn ee xiriirada ganacsi ee Afrika iyo Turkiga, anagoo xaqiijinayna in dhammaan dhinacyada ay ka helaan fursado badan oo guuleysta.

Haddii aad xiisaynayso in aad wax badan ka ogaato ama aan kaala shaqeyno baahiyahaaga, fadlan nagalaso xariir Bareeha Bulsho

Facebook:ATBMEDIATION.co
Instagram:
LinkedIn:
Email:[email protected]
Whatsapp:
+9⁨0 536 287 86 27⁩
+90 552 463 54 07
+90 552 367 10 96

Address

Barbaros Mahallesi üstün Korgan Caddesi Eminkent Sitesi Çanakkale/Turkeye
Çanakkale
17100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ATBMEDIATION.co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share