09/01/2021
Hadii aad ku fakaraysid inaad wax ka baratid mid kamid ah jaamacadaha turkiga waxaad iska diiwaan galin kartaa fursada waxbarasho ee deeqda ah ee ay sanad wlaba dawladan turkigu bixiso, sanadkan wuxuu bilaabamayaa iska diiwan galinta scholarshipka turkigu 10/1/2021 wuxuuna ku egyahay 20/2/2021, xog dheeraad ah oo ku aadan ka daalaco sawiradan hoose, hadii aad jeceshahay in lagaa caawiyo iska diiwan galinta minxadana waxaad la xiriiri kartaa Somdream Agency.
Whtsapp :+905523929276