Jacfar show

Jacfar show Sports news

Xildhibaanadda laga soo doortay degmadda Ceel waaq oo soo gaaray Teendhada Afasiyooni. Xildhibaan  Maxamed Somali ayaa i...
27/04/2022

Xildhibaanadda laga soo doortay degmadda Ceel waaq oo soo gaaray Teendhada Afasiyooni.

Xildhibaan Maxamed Somali ayaa imaday farmajo xulafadesa niyada jab ku riday

Newcastle ayaa guuldaro kala kulantay kooxda heerka seddexaad ee Cambridge United kulan ka tirsan FA Cup 🥴Kooxdan carabt...
08/01/2022

Newcastle ayaa guuldaro kala kulantay kooxda heerka seddexaad ee Cambridge United kulan ka tirsan FA Cup 🥴

Kooxdan carabta waa lagu qalday 😂😂😂😂

Malin kadib waxa daha laga roge dona tartanka Ugu xiisaha badan africa Ee african cup of Nations  Halkan kala soco maclu...
07/01/2022

Malin kadib waxa daha laga roge dona tartanka

Ugu xiisaha badan africa Ee african cup of Nations

Halkan kala soco maclumad ku sab san ciyartoyda ka qeeb galeso tartanka ween Ee africa fadlan like ino dheh pogena

Labo sano ka hor maanta, oo kale Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexleydiisii ​​ugu h**eysay ee Seria A 😤  xiligas uu...
06/01/2022

Labo sano ka hor maanta, oo kale Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexleydiisii ​​ugu h**eysay ee Seria A 😤 xiligas uu ka tirsana juventus..

Lkn manta united ayuu ku wareer san yahay

Manchester City ayaa ku dhawaaqday in Pep Guardiola laga helay COVID-19, halka toddobo ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah ...
06/01/2022

Manchester City ayaa ku dhawaaqday in Pep Guardiola laga helay COVID-19,

halka toddobo ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah ay sidoo kale go'doon ku jiraan oo loga shakiyay covid

Nala joog ol

🗣 Romelu Lukaku oo raali galiyay taagerayaasha Chelsea. "waan ka xumahay xanaaqii aan sameeyay 🙏💙🔵."Sida iska cad aniga ...
04/01/2022

🗣 Romelu Lukaku oo raali galiyay taagerayaasha Chelsea.

"waan ka xumahay xanaaqii aan sameeyay 🙏💙🔵.

"Sida iska cad aniga ayay igu xiran tahay hadda inaan soo celiyo kalsoonida, waxaan ku dadaali doonaa inaan muujiyo dadaal maalin kasta garoonka tababarka iyo ciyaaraha. waadna ogtigiin xiriika aan laleeyahay kooxdan Chelsea ah.

BIG ROMAN wuxu leyahay waa khaldamay

Liverpool ayaa codsatay in kulanka lugta h**e ee semi-finalka League Cup ee ay la ciyaarayaan Arsenal Khamiista in dib l...
04/01/2022

Liverpool ayaa codsatay in kulanka lugta h**e ee semi-finalka League Cup ee ay la

ciyaarayaan Arsenal Khamiista in dib loo dhigo ka dib xaalado badan oo COVID-19 ah oo kooxda ka dhacay.

Kubada cagta waa xushmad

🗣️ Carlo Ancelotti: "Aad Ayay U Mahadsanyihiin Real Madrid. Waxaan Rabaa Inaan U Mahadceliyo Madaxweynaha, José Ángel Iy...
02/06/2021

🗣️ Carlo Ancelotti: "Aad Ayay U Mahadsanyihiin Real Madrid. Waxaan Rabaa Inaan U Mahadceliyo Madaxweynaha, José Ángel Iyo Dhamaan Maamulka Agaasimayaasha."

▪️"Waxaan Dareemayaa In Halkan Uu Yahay Gurigeygii Waxaanan U Hurayaa, Wax Kasta Oo Awoodeyda Ah, Sidii Aan U Sameyn Lahayn Wixii H**e Aan U Sameynay Oo Kale."

▪️“Waxaan Ka Hadli Doonaa Suuqa Kala Iibsiga Iyo Qorsheynta Kooxxa Isbuucyada Soo Socda, Waxaan Sidoo Kale U Baahanahay Inaan Yareyno Kooxda”.

▪️"Jaceyl Badan Ayaan U Hayaa Wali Gareth, Isco, Marcelo - Waxay Lahaan Doonaan Dhiiro Galin Ay Ku Muujiyaan Inay Wali U Ciyaari Karaan Real Madrid. ”

▪️“Benzema Wax Badan Ayuu Horumar Sameeyay Sanadihii La Soo Dhaafay, Waan Jeclahay Isaga. Uma Maleynayo Inaan U Baahanahay Inaan Bedelno Isaga Si Aan Goolal Badan U Dhalino."

▪️"Waxaan U Baahanahay Benzema Inuu Dhaliyo 50 Halkii Uu Ka Dhalin Lahaa 30 [Qosol], Sidoo Kale Vinicius Wuxuu U Baahan Yahay Inuu Dhaliyo Goolal Badan. Waan Arki Doonaa. "

▪️ Mustaqbalka Ramos? "Waa Iska Cadahay In Sergio Uu Yahay Ciyaaryahan Aad Muhiim U Ah, Wuxuu Aasaas U Ahaa Guulo Badan Oo Kooxdaan Gaartay. Waan Ogahay Inay Jiraan Wadahadalo Ku Saabsan Dayactirka Koooxda."

▪️ “Bale Gareth? "Kulamo Badan Ma Ciyaarin Bale Premier League, Laakiin Wuxuu Dhaliyay Goolal Badan, Wuxuu Ahaa Mid Aad U Fiican Kulamadii Ugu Dambeeyay, Markii Uu Fursad U Helo Inuu Ciyaaro. Wuu Is Muujiyaa Wuu Soo Laabanayaa, Sifiican Ayaan U Garanayaa Isaga."

▪️“Mbappe? Ciyaaryahanada Tayada Leh Waxay Ku Siinayaan Fursado Badan Oo Aad Ku Guuleysan Karto, Waa Muhiim Inaad Yeelato Koox Leh Isku Dheelitirnaan, Tayo, Awood , Wada Ciyaarid, Tayada Shaqsiyadeed Sidoo Kale Aad Ayey Muhiim U Tahay”

▪️ "Zidane? Maxaan Ka Dhihi Karaa Zizou! Wuxuu Ku Guuleystey 3 Champions League, Wuu Baxay Wuuna Soo Laabtay Wuuna Guuleystey Markale. Waqti Weyn Ayuu Halkaan Ku Soo Qaatay, Wixii Uu Sameeyeyna Waa Wax Aan Caadi Aheyn. Waan La Hadli Doonaa. Sida Ugu Dhakhsiyaha Badan. "

▪️ “Hazard? "Waa Ciyaaryahan Sarre, Dhaawacyo Ayaa Ka Joojiyay Inuu Muujiyo Awoodiisa. Laakiin Kani Wuxuu Noqon Karaa Sanad Ku Haboon Inuu Sameeyo Soo Laabasho.”

▪️" Cristiano Ma Ku Soo Laabanayaa Madrid? "Waxaan Aad U Jeclahay Cristiano. Laakiin Ma Jecli Inaan Ka Hadlo Ciyaaryahanyahada Kooxaha Kale. Jaceyl Badan Ayaan U Qabaa Cristiano, Wali Waa Ciyaaryahankii Weynaa Ee Uu Ahaa."

W/Q mahad daacad

Guddiga tartamada kooxaha ee UEFA ayaa go’aansaday in laga takhaluso sharciga goolasha martida ee kubada cagta Yurub, si...
28/05/2021

Guddiga tartamada kooxaha ee UEFA ayaa go’aansaday in laga takhaluso sharciga goolasha martida ee kubada cagta Yurub, sida ay qortay

Go'aanku wuxuu hadda u baahan yahay iney oggolaadan guddiga fulinta.

Dhana dhanka ayuu belay ma dhihe karna

OFFICIAL: Liverpool announce they have agreed a deal for 22-year-old Leipzig defender Ibrahima Konate 🔴  Muxu ku so kord...
28/05/2021

OFFICIAL: Liverpool announce they have agreed a deal for 22-year-old Leipzig defender Ibrahima Konate 🔴

Muxu ku so kordhin kara dafaca rabuqa ah Ee liverpool

Breaking: Simone Inzaghi ayaa heshiis la gaaray kooxda Inter wuxuuna noqonayaa macalinka cusub ee kooxda Inter. Wuxuu sa...
27/05/2021

Breaking: Simone Inzaghi ayaa heshiis la gaaray kooxda Inter wuxuuna noqonayaa macalinka cusub ee kooxda Inter.

Wuxuu saxiixayaa heshiiska saacadaha soo socda.

Fabrizio Romano aya laga so xigtay

Zinedine Zidane ayaa iska casilay shaqadii Real Madrid waana markii labaad uu Zuzu  faarujinaayo shaqada kooxda cad cad ...
27/05/2021

Zinedine Zidane ayaa iska casilay shaqadii Real Madrid waana markii labaad uu Zuzu faarujinaayo shaqada kooxda cad cad ka

Conte ayaa kasii h**eeyay oo shaqada inter milan katagay asigana

Address

Bağlar
32000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfar show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share