Kulmis Whole Sales

Kulmis Whole Sales Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulmis Whole Sales, Wholesale & Supply Store, turkey-istanbul, Istanbul.

Hambalyo Xulka Qaranka U_17 ee Kubadda Cagta guusha ay ka soo hooyeen  CAF U-17 Championship 2022, Runtii waa guul iyo f...
15/10/2022

Hambalyo Xulka Qaranka U_17 ee Kubadda Cagta guusha ay ka soo hooyeen CAF U-17 Championship 2022, Runtii waa guul iyo farxad u soo hoyatay dhammaan Shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan ammaan iyo bogaadin u direeynaa Tababare Nuur Amiin oo kaalin mug leh ku lahaa guusha ay kooxdu Soo hooysay.

kulmis whole sales team

description: Kulmis Whole Sales  is an electronic commerce marketplace company located in Mogadishu, Somalia that founde...
09/10/2022

description: Kulmis Whole Sales is an electronic commerce marketplace company located in Mogadishu, Somalia that founded by young self-driven entrepreneurs in 2017. The company primarily focused on sales of consumer electronics, fashion, and lifestyle products both online and physical. Our goal is to develop a modern internet marketplace in Somalia and East Africa, in particularly East Africa with a digital concept hitherto offer easy to use ecosystem platform for mobile shopping and classified ads. Kulmis vision is to simplify life by deploying easy-to-use applications and smart start up solutions across the country and the continent’s online market industry

finally we are outstanding company in google rather than randomlythanks to the kulmis  operation team
27/04/2022

finally we are outstanding company in google rather than randomly
thanks to the kulmis operation team

POWERED BY: STRIPEall our payment gateways is powered by stripe TRUS KULMIS TRUST STRIPE => CONNECTED
20/10/2021

POWERED BY: STRIPE
all our payment gateways is powered by stripe
TRUS KULMIS TRUST STRIPE => CONNECTED

14/10/2021

Shirkadda Kulmis Whole Sales waxa ay baahinaysaa Shaqo Software Developer ah kana bannaan Xarumaha kala ah (muqdisho,london,ankara,islii,hargeisa iyo dhuusamareeb) gaar ahaan waaxda ICT-da: Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaya Booska-shaqo ee sare ku xusan waa:
1. In uu Jir ahaan iyo Maskax ahaan u caafimaad qabo.
1. In uu Da’ ahaan u dhaxeyo (24 ilaa 35) Sano jir.
1. In uu ugu yaraan heysto Shahaado Bachelor Degree ah oo la xiriirta Cilmiga Software Developer-ka sida (Computer Science/IT, Computer Engineering, iwm) ama khibrad udhiganta
1. In uu ku shaqeyn karo Luqadaha (JAVA, PHP, C # iyo Python, iwm)
1. In uu ugu yaraan leeyahay khibrad shaqo (Software Developer) oo 2 Sano ah.
1. In uusan lahayn wax Balwad ah, sidoo kalena uusan ku lug lahayn wax Siyaasad ah, Bulshadana uu ku dhex leeyahay Sumcad wanaagsan.
1. In uu ku soo diro E-mail-ka waaxda Shaqada & Shaqaalaha kulmis oo ah [email protected] warqad codsi shaqo ah (Application letter) oo ay ku caddahay magaca Booska-shaqo ee uu u tartamayo, CV, Shahaadooyinka waxbarasho, iyo laba Sawir oo Teesaro ah).
> **Mas’uuliyadaha iyo Waajibaadka shaqo ee looga baahan yahay qofka soo codsanaya shaqadan**
1. **In uu Develop-garayn karo (Curin karo); Naqshadaynta, Tijaabinta, Qiimeynta, Baaritaanka iyo hirgelinta dhamaan Barnaamijyada (Software Programs-ka) cusub ee shirkada lagu soo kordhinayo iyo horumarinta kuwii h**e u jiray.**
1. **In uu xallin karo cilladaha la soo gudboonaan kara barnaamijyada (Software Programs) kala duwan ee ay shirkaddu ku shaqeyso.**
1. **In uu si dhaqso leh u baran karo, sidoo kalena uu hirgelin karo Technology-ada cusub ee ku soo kororta xirfadiisa shaqo.**
1. **In uu ku fiicanyahay xiriirka shaqo & wada shaqaynta dadka ay shaqadu kala dhexeeyso (Shaqaale & Maamul intaba).**

** salary: negatablenigotable**

***F.G: waqtiga codsi qabashadu waa (15/10/2021 ilaa 15/11/2021)***

https://www.kulmisgroup.com
12/10/2021

https://www.kulmisgroup.com

Kulmis Group is the best Somali Online Market. and you can find all the products. available for you at a discounted rate offers the cheapest ecommerce

From Turkey To your house..............dhammaan umada soomaaliyeed ee kukala noo dhammaan magaalooyinka soomaaliyeed wax...
19/01/2020

From Turkey To your house..............
dhammaan umada soomaaliyeed ee kukala noo dhammaan magaalooyinka soomaaliyeed waxaa lagoogu bishaareenayaa in kulmis idin keenay dhamaan nuucyadii ugu dambeeyay ee suudadka kuwaasoo aad ku heli kartid qiimo macquul ah fadlan laxariir whatsapp number si aad macluumaad dheeri u heshid +905523752886

Kulmis Whole Sales wuxuuIdin Keenay Beard Oil oo ahdaawo bixisa garka taasooaad kaheli doontid natiijodeg deg ah fadlan ...
23/12/2019

Kulmis Whole Sales wuxuu
Idin Keenay Beard Oil oo ah
daawo bixisa garka taasoo
aad kaheli doontid natiijo
deg deg ah fadlan si aad u heshid daawada booqo https://kulmis.ecwid.com/

ama halkaan nagala soo xariir mahadsanid.
Qiimaha: $29 only

23/12/2019

Kulmis Whole Sales wuxuu
Idin Keenay Beard Oil oo ah
daawo bixisa garka taasoo
aad kaheli doontid natiijo
deg deg ah fadlan si aad u heshid daawada booqo https://kulmis.ecwid.com/
ama halkaan nagala soo xariir mahadsanid.
Qiimaha: $29 only

Address

Turkey-istanbul
Istanbul
34010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmis Whole Sales posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share