Cadaaladda TV

Cadaaladda TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadaaladda TV, Istanbul.

Mujaahidinta ilaalo Shacab ee degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud.
11/02/2025

Mujaahidinta ilaalo Shacab ee degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud.

Diyaar ma tihiinπŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
10/02/2025

Diyaar ma tihiinπŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€

10/02/2025

Axmed Cali guure mid ka mid ah Hogaamiyaasha macawiisleyda Xarardheere" Waxaan rajeyneynaa inaa Jowle ku soomno''

Hawl-gal burburin iyo miino baaris iskugu jiro ayaa waxaa laga sameeyay deegaano Hoos Taga degmada Xarardheere ee koonfu...
10/02/2025

Hawl-gal burburin iyo miino baaris iskugu jiro ayaa waxaa laga sameeyay deegaano Hoos Taga degmada Xarardheere ee koonfurta Gobalka mudug Hawl-galadaan oo ay fuliyeen Ciidanka XDS gaar ahaan ururada 3-aad iyo 6-aad ee Gorgor uu hugaaminayay Abaanduulaha Guutada 17-aad ee gorgor G/le Cali Axmed Xaashi Howl-galadaan ayaa waxaa laga sameeyay Deegaanada FAARAX AADAN IYO CALIYAALO ee Hoos Taga degmada Xarardheere koonfurta Gobolka Mudug.

09/02/2025

Maanta iyo Bacadkii Aadan faarax Cirib tirka kooxda khawarijta AS Guul Dhamaan Ciidamadda Xooga dalka iyo Kuwa deegaanka ee macawisleeda''

09/02/2025

Gudoomiye ku-xigeenka degmada hobyo muqtar Abdullahi oo ka waxbiyey xaladaha amniga iyo hormarada ka socda Degmada hobyo.

08/02/2025

Abwaan Guure oo farriin ku saabsan dagaalka Khawaarijta u diray bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha mudane, Cali daahir ciid ayaa qasriga Madaxtooyada k...
08/02/2025

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha mudane, Cali daahir ciid ayaa qasriga Madaxtooyada ka daah-furay shirka wadatashiga ee iswaafajinta qorshaha dhaqan-gelinta siyaasadaha, iyo habraacyada muhiimka ah ee heerarka dowladda.

Hambalyo   Hambalyo Hambalyo Hambalyo   waa ardayada kaalinta Koowaad u gashay ardayda Dugsiga Sare.Imtixaanka kalka 1aa...
08/02/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

waa ardayada kaalinta Koowaad u gashay ardayda Dugsiga Sare.

Imtixaanka kalka 1aad (Mid-term Exam)
Sanad-dugsiyeedka 2024-2025.

Waxayna ka tirsan tahay fasalka Form Four.

Hambalyo Hambalyo.

Baxdo Primary & Secondary School

07/02/2025

Cajiib''

07/02/2025

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku burburiyey xarumo ay Khawaarijtu ku lahaayeen gobolka Hiiran.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijta ka dib markii howlg...
07/02/2025

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijta ka dib markii howlgal si aad ah loo qorsheeyay cagta lagu mariyay fariisimo Khawaarijta ay ku lahaayeen deegaanka Jicibow ee gobolka Hiiraan.

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadaaladda TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share